@saadaq1122 Profile picture

Sadak Mohamed Mohamod

@saadaq1122

‏‏الانسان لم يولد وهو مخير في لونه وجنسه وصحته ونسبه، إذا لم تحترم الخلق فاحترم الخالق

Joined November 2020
Similar User
Ismailka. photo

@IsmaciilJa70457

إذا عرفت نفسك، فلن يضرك ما قيل فيك الناس. Haddii aad naftaada si wacan utaaqaanno kuma dhibayso waxa ay dadku kaa yidhaahdaan

Tweet Image 1

Sadak Mohamed Mohamod Reposted

Guuleyso looma gubo geedka la harsanayo. Dhib badan baa laga soo maray Dowladnimada, lamana koobi karo tacabkii la galiyay ee naf & maal. Xaaladda dalkeena ma ahan mid la dhayalsan karo, waana in Madaxda Qaranka kaliya maanta adkoow aysan jirida u goyn geedka la harsanayo 1/2.


Dalkaan Uma Dhalan miyaa 🥰 Duni kale miyaan Ka imid 😥


💓💓💓MUQDISHO 💗💗💗

Tweet Image 1

Dhulkoo roobleh Reys iyo xareed Aan raxaabanee Marabtaa aroos!?.

Tweet Image 1

Soomaalidu dabiici ahaan waa dad dimuqraadi ah, 30-kii sano ee la soo dhaafayna waxay na siiyeen xorriyad dheeri ah iyo ismaamulno ay adag tahay in laga tanaasulo.

I am more optimistic about prospects for democracy in Somalia than I am in Ethiopia or Eritrea. A full dictatorship is impossible in Somalia. Farmajo's attempt to mimic Afewerki and restore Big Man politics has been resounding failure. Big lesson here.



Markastaba khiyaaligeenu waa ka nabad badan yahey xaqiiqooyinkeenah.."


"Duufaanadu weligood may raali gelin doon yah"

Tweet Image 1

United States Trends
Loading...

Something went wrong.


Something went wrong.