@Cbdirisaaq Profile picture

Abdirisaaq faarax Maxamed

@Cbdirisaaq

تميز بما شئت لكن لا تتكبر أبدا وخاصم من شئت لكن لا تهين أبدا

Aflagaadada iyo caydu waa shaqo shaydaan cidkasta oo eed iga sheegata waan raali gelin hadaanay ahayn runta iyo midnimada jooji

Tweet Image 1

" Hadii aanad hadaf lahayn, waxa aad lamidtahay doon raran oo meel ay kusocoto aan garanayn."

Tweet Image 1

الحمدالله دائما أبدا

Tweet Image 1

Mar haddii qalbigaagu niyadsan yahay, maankaagu aragti fog leeyahay, naftaaddu go’aan adag leedahay, ruuxdu Rabbi kaashi leedahay, waqtina la haysto, wax waliba waa suuragal gaadhiddiisa

Tweet Image 1

كل شيئ يرحل .. إلا الخير يظل مغروساً بالنفوس الصافية .. هنيئاً لمن يزرع الخير بين الناس فـنقاء القلب ليس غباء إنما فطرة يميز الله بها من أحب

Tweet Image 1

كانت ليلة زواج العروس تشبهه الحلم، ألف مبروك للعروسين الغالين على القلب، ألف مبروك لأحبائي

Tweet Image 1

Halla joojiyo dagaallada iyo iscolleysiga. Dagaaladda sokeeye ee Soomaaliya ragaadiyey 34 tii sano ee lasoo dhaafay sow ma'ahan labo dhanba seeg. Sida sawirkaan ka muuqata.

Tweet Image 1

Heshiiskii dhexmaray Jamhuuriyadda somaliland iyo ethopia ayaa dhaqan galaya mudo dhow marka qalinka lagu duugo heshiiskaas ayey Dawladda Itoobiya ay aqoonsanaysa Somaliland. Wixii intaas ka dambeeya dalka somaliland wuxuu yeelanaya luuqad u gooni ah iyo paspord lagu so galo

Tweet Image 1

United States Trends
Loading...

Something went wrong.


Something went wrong.