@mohahaji00 Profile picture

Mohamed Aden

@mohahaji00

Executive Director of Gondoob Research and Social Justice Advocates.

Similar User
Bile Tubey photo

@BileTubey

Abdihamid Abdulkadir Ali photo

@AbdihamidAbdul8

Abii Abdu photo

@Abdirahmansoc

Isaak Mohamed photo

@Buulle85

Safia Adam photo

@safia_adam

Allaah ha u naxariisto

Tweet Image 1

HAMBALYO WALAALAHEENA REER SOMALILAND DOORASHADA WANAAGSAN AAD QABSATEEN.

Tweet Image 1

Dalku waa federal cidna laga yeeli maayo in laga hor yimaado nidaamka federalka.


Election night


War cadaaday. Jubaland doorasho ayay aaday.

Tweet Image 1

Madaxweeyne Hassanow, kajoog. Dalkaan dhiiqo lugaha ha u gelinin.

Tweet Image 1

WADANKII DHIBAATO IYO DAGAALKII AHLIGA AYAA MEELO BADAN KASOCDA SIDA LUUQ, QORILUGUB, IYO MEEL KALE. IN DHIIG LADAADIYO MA WANAAGSANA. ALLAAH HAKALA QABOOJIYO UMADAAN WALAALAHA AH. AAKHIRKII WAA LAHESHIIN DOONAA EE YAAN DHALINYADA LAHALAAGIN. NEBEDAA NAAS LI NUUGE LEE.

Tweet Image 1

Waxaa is weeydiin mudan. Madaxda dowlad goboleed yada waxay inta badan xafiiska ioogaan 5 sano, maxay uga shaqeeyn waayeen doorasho hufan oo xur ah oo maanta waqtiga marka uu dhamaaday ayaan 1 sano dheeri ah kuqabanaynaa, waa arin layaabkeeda leh.

Tweet Image 1

NCC sharci kuma dhisna, waxay soomali kuheshiisayna ma ahan. Hadii gu aanka ncc uu kamicno weeynyahay midka parlamanka, waxaa wanaagsan in parlamanka lakala diro. Gudi doorasho oo madax banaan oo labada heer ee federal iyo state ayay danta dalka kujirtaa. @TheVillaSomalia


LUUQADA MAAY IYO MAAXTIRI TEEBAA ASAL AH.


DOWLADA MAXAY KUDOORATAY OO KELIYA IN AY SAHMINTA KUSAMEEYSO 3 CEEL OO GALMUDUG KUYAALA? AAWAY MAAMULADA KALE SIDA KGS, JUBALAND, IYO HIRSHABELE? SABABTA MAXAY TAHAY?

Tweet Image 1

Don’t forget to Vote.


Top Best Mayor in Somalia.

Tweet Image 1
Tweet Image 2

MUDO KORARSI DALKA XAL UMA AHAN. SHARCI QEEXAYANA MAJIRO EXCUSE NA MALEH. MADAXWEEYNE HASSAN SHEIKH NA AWOOD UMA LAHAN KURADIS IYO KAJARID MIDNA. #NO MORE EXTENSION.


DASTUURKA WAXAA FIICNAAN LAHAYD IN LAGU QORO, MADAXDA DALKA FEDERAL IYO STATE HAL DOORASHO AMA 5 KABADAN XUKUNKA MAJOOGI KARAAN!


2006 dowlnimada somaliya jiritaankeeda waxaa difaacay reer @southweststat 2026 ayaga ayaa difaaci doona Insha Allah. DOWLADNIMO LAWADA LEE YAHAY.


What is next ? Time will tell the truth.

Tweet Image 1

“Idiot “


United States Trends
Loading...

Something went wrong.


Something went wrong.