@abdisamiickadar Profile picture

Abdisamiic Kadar Mohamud Gaas 🇸🇴

@abdisamiickadar

It's very important to train your mind to be stronger than your emotions aankucawiye Maxad Ciilqata

Similar User
Mohamed A. Zubeyr photo

@MohamedAZubeyr

Ayaanle Hussein Abdi photo

@ha_noolaato

Abdisaid Muse Ali photo

@4rukun

Cali Yare Cali photo

@AliYareAli

Gamal M Hassan photo

@AmbGamal

Amin Amir photo

@AminAmirArts

Abdullahi Aden Kulane photo

@Abdulkullane

Hirad, Abdullahi Ali Hirad photo

@hiirad7

Shabelle Media Network photo

@ShabelleMedia

ALI JUBA photo

@Ali_Juba3

Sadia Elmi photo

@Sadia_Elmi1

Mohamed Gahnug photo

@Gahnug18Mohamed

Horufadhi Media photo

@horufadhi_media

Mursal M Khaliif 🇸🇴 photo

@MPMursalKhaliif

Dr. Abdurahman Baadiyow photo

@DrBaadiyow

Abdisamiic Kadar Mohamud Gaas 🇸🇴 Reposted

Wuxu u tegey Askarta si uu usoo dayo shacabka laga celinayo inay arkaan isaga . - Miyuu jiraa Siyaasi Soomaaliyeed oo sidan ugu dhibirsan dadkiisa.?


Wali qof ka caqli iyo dhaqan xun ma arkin cunugan

Tweet Image 1

Reer tiktok baa dhaqankoodi keenay

Twitter space waxa ay noqdeen qabiil & qabyaalad in looga sheekeeyo meeshii ay maamuul wanaag ama gobol iyo dowlad goboleed looga hadli lahaa. Qabyaalad qadiyad ma ah. Qabiilna qadi ma na karo. Fadlan ina kaa daayo oo gobol gobol u dooda. A_Ciloon



Abdisamiic Kadar Mohamud Gaas 🇸🇴 Reposted

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta C/raxmaan Yuusuf Al Cadaalla oo sirtiisa la keenay Banaanka.....!! Waxa uu hore uga ilhaaneysatay Madaxweynihii hore Farmaajo iyo suxufiyiin haddana maxaa dhacay.....?


Abdisamiic Kadar Mohamud Gaas 🇸🇴 Reposted
Tweet Image 1

Abdisamiic Kadar Mohamud Gaas 🇸🇴 Reposted

Axmed Jaamac Fidhbool Oo Kaso Jeeda @SSCKhaatumo oo Loo doortay Gudoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka Geneva ee Dalka Switzerland Waa ninkii ugu horreeyay ee madow Ah Oo Darajadaas ka Gaara Dalka Switzerland .

Tweet Image 1

Abdisamiic Kadar Mohamud Gaas 🇸🇴 Reposted

War war ku sug!!

Tweet Image 1

masaajidka inuu xushmadiisa siiyo bay ahayd Xitaa hadii kabihiisu nadiif yihiin @EIshmael_ @NaciimaAbwaanQ


Hogaamiyaha @SSCKhaatumo oo kulan la qaatay qaybo kamida jaaliyadaha @SSC iyo harti ee ku sugan dalkan kenya xaruntiisa Nairobi


Da'ud bisinle wa nin ka shaqaynaya inaan hayadaha aysan ka howlgeli karin deeganada SSC wixii laga qabanayana Puntland soo maraan Nairobi uu jogay wuxuu kula kulmay ha'adaha fadhigoodu yahay wuxu si cad ugu sheegay inay goboladasi Puntland hoos tagaan @AliSamattar @ShiineCulay


Eray bixinta nidaamka siyaasadu waxay u baahan tahay anshax ka hor inta aan la gelin fagaarayaasha dadweynaha oo dib u eegis sax ah lagu sameeyo ninkani umad ayuu ku gafayaa sagoo masuul sheeganaya


Abdisamiic Kadar Mohamud Gaas 🇸🇴 Reposted

W/ Dawladha Arimaha Dibada Cali Balcad ayaa sheegay in"Khaatumo aysan buuxin Sharuudihii loo baahnaa in ay Buuxiso" Waxaa is waydiin leh, Gobolka Banaadir ma buuxiyay Shuruudahaas? Xageese ku buuxiyay? Xassan iyo Kooxdiisu siday rabaan Tastuurka ma u dhigi karaan?


War cad

Waa hadal uu xassan sh kaga wakiil yahay wasiir cali balcad wuxuu sheegay in SSC khaatumo wali shuruudaha maamulnimo aysan waafaqsanayn @GaraadMukhtaar @Gahnug18Mohamed @NaciimaAbwaanQ @ayuub_kabtan1



Waa hadal uu xassan sh kaga wakiil yahay wasiir cali balcad wuxuu sheegay in SSC khaatumo wali shuruudaha maamulnimo aysan waafaqsanayn @GaraadMukhtaar @Gahnug18Mohamed @NaciimaAbwaanQ @ayuub_kabtan1


Abdisamiic Kadar Mohamud Gaas 🇸🇴 Reposted

Warlord @musebiihi, you know how to transport the children but you don't know how to release them when they are captured by the Dervish forces @SSCKhaatumo and lock them in the prisons of #Lasanod city. @antonioguterres @UNSC_Reports @UNSCouncil @UNHumanRights @hrw @amnesty

Tweet Image 1

Abdisamiic Kadar Mohamud Gaas 🇸🇴 Reposted

The correctional forces of The family Isaac, who call themselves Somaliland, beat Abdiqadir Abokor, who was one of the prisoners of @SSCKhaatumo in Somalia, who was kidnapped in the city of Lasanod, in Hargeisa prison. a prison run by dictator @musebiihi This prisoner who was…


Abdisamiic Kadar Mohamud Gaas 🇸🇴 Reposted

I am feeling so grateful for this moment. Here’s a photo of my Mom, now a Great-Grandmother, alongside my Daughter and her Son❤️my wonderful Grandson #Zain❤️ Seeing this fills me with so much happiness, even though I’m not in the frame, my heart is filled with joy, pride and…

Tweet Image 1

Abdisamiic Kadar Mohamud Gaas 🇸🇴 Reposted

In lana aqoonsadaan moodayee, tolow ma Soomaaliland darteed baanu geed ugu xidhanahay oo lanala sugayaa?

Tweet Image 1

Abdisamiic Kadar Mohamud Gaas 🇸🇴 Reposted

Ciid Mubaarak Abti @musebiihi laakiin adaa Soomaali kala geeyey halkaas, markaad ku mideysey “Inta Af Soomaaliga Ku Hadasha”, iyagoo dhiig iyo dhaqanba wadaaga. Sax in Hargeysi aheyd hoygii Soomaaliyeed iyo beertii xoriyada, laakiin maxaad ka dhigtey maanta.


Abdisamiic Kadar Mohamud Gaas 🇸🇴 Reposted

I stumbled upon a troubling picture! a Somali women in need, looking sad while a man proudly posed for a photo with the little food he donated. This display of insensitivity is unacceptable. Let’s show respect and not exploit others’ vulnerability for a photo shoot. #Respect4All

Tweet Image 1

Loading...

Something went wrong.


Something went wrong.