@makiamein Profile picture

Maki amein

@makiamein

history somalis 17c 18 c 1751

Indhahada wax ku arag


Abtirkan waxaa qoray xaashida koobaad Frank Linsly James, sannaddii, 1885. Xaashida labaadna Komishineer J. H. Blackwood, sannaddii 1924’kii. Waxaa ku yaalla jilibbo ah Muuqaabbul, Bahgeri, Cawlyahan, Talomogge, Maxamed Subeer iyo jilibbo Jidwaaq ah. Xaafaddiinnii ma aragta

Tweet Image 1
Tweet Image 2

Ereyo tariikh galay prof shuceyb


Tirakoobkii Degmada Kismaayo ee sannadkii 1931. Tirakoobka guud ee Kismaayo wuxuu ahaa 38,785. Waxay tiradaasi u kala baxaysaa sidatan hoose; Ogaadeen=15,660 Harti=14,340 Leelkase=750 Awrtable=680 Biyomaal Dir =191 Sheekhaash=2,651 Baajuun=2,250 Barawaani=282

Tweet Image 1

Four pics of Buur Hakaba: 1- Eelaay oday dhaqameed having a summit under tree, 1930s 2- Eelaay camel herders, 1960s 3- RRA council in Hakaba, 2000s 4- Rainy Hakaba, 2020

Tweet Image 1
Tweet Image 2
Tweet Image 3
Tweet Image 4

United States Trends
Loading...

Something went wrong.


Something went wrong.