A. Gelle
@haatuffWaxaan ahay Muwaadin Soomaaliyeed oo jecel horumarka dadkiisa,dalkiisa iyo midnimada Soomaaliya.
Similar User
@jamalamore
@asadadaani
@AbdirahmnMohmed
@madkacali
@Baidoanews
@bayle707
@saalamiin99
@Aleel999
@somadoon
Muuqaalkaan gaarsiiya Madaxweynaha dawladda Fedaralka & Madaxda maamul goboleedyada.
Hambalyo madaxweyne C/raxman Cirro & guud ahaan shacabka Soomaaliland Xilka Allaha kugu asturo Nabadda,cadlaadda iyo horumarka mid ka shaqeeya Allaha kaa dhigo.
Jahli iyo qabyaaladi haddey jilibka noo aastay. Jaxiimiyo dagaal haddaan juuc ka bixiweynay. Wadiiqada jannada waa in loo furaa jiilka soo korine.
JOOJI DHAFARKA Sariirta marka aad tagtaba dami Smartphonka. Ha salaaxin shaashaddiyo sawir qof soo saartay. Social mediayuhu waa badweyn lagu sarqaamaaye. Saamilayl ayuu leeyihiyo salaaddoo laga wahsoodaaye. Sixo iyo caafimaad waa adoo seexda goor hore'e Abwaan Batalaale.
Somalia waa qani laakiin qabyaalad iyo jahli ayaa asageen naga reebay.
Madaxweyne maxaa tiri? Sow ma ogid waa Dameer iyo labadiisa dhagoode. Atmis baa bixi doonta. Masar baa badaleysa. Itoobiyaa baqaneysoo. Masar baa bursaneysa. Baddiyo barrigay ka ilaaline. Bulshoy Masar yaan lagu buuqin. Baxa yaan lagu baaqin. Ciidankooda la beegsan. 😂😂😂😂😂😂
Somalia Qof iyo Daqsi in la dilo waxaa fudud Qofka in la dilo waxaa laga yaabaa daqsigu inuu cararo ama duulo oo sidaa ku badbaado. Waa reer hebele dil. Waa murtade dil. Waa shabaabe dil. Waa khawaarija dil. Waa ummad is wada dilleysa waxa ay isu dilaayaanna aan aqoonin.
Labada shey ee ugu daran ee dadka Soomaaliyeed aafeeyay waa👇 1) QABYAALADDA & 2) QAADKA. waa in ummadda laga wacyi galiyaa. Sidaa waxaa yiri caalimka weyn ee Soomaaliyeed Shiikh Muxamed Cabdi Umal xafidahullaah.
Somaliland/Puntland Galmudug/Jubaland Koonfur Galbeed/Hirshabeelle Khaatumo/Awdal Maakhir/Banaadir Jabuuti NFD W.bari Kenya Somali Galbeed Waxaan u baahanay hogaamiye caqli iyo karti leh oo hal meel iskugu keena hal dal iyo hal calana u sameeya 13 kaas magac ee isma hurtada ah.
إنا لله وإنا إليه راجعون Ilaahay ha u naxariisto Qarixii Muqdisho xeebta Liido dadkii caawa ku dhamaaday ee ku dhintay, inta ku dhaawacantayna Allaha u booga dhayo oo bogsiiyo, Mujrimiintii falkaas gumaadka ah geystayna aduun iyo aakhiraba Allaha ku ciqaabo.
Dadka Reer(فلسطين) iyo dhammaan ummadda islaamka waxaa ka shahiiday Ismacil Haniya oo ahaa halyeey geesi ah oo baal dahab ah uga jiray halganka dib u xorreynta Dhulka Falastin ee xoogga iyo xeeladda uu ku siiyay gumeystihii ingiriisku 1948 Yuhuuddii ku firirsaneyd daafaha aduunka
Xorriyadda saxaafadda ka mid maahan in qof aragti ama ra'yigiisa xarig iyo xabsi loogu badalo caburinta iyo cagajugleynta bulshada waxba kuma hagaagaan. Deg-deg u sii daaya Wariye Cali Nuur Salaad Xasan.
DAMUL-JADIID waxay dhashay intaan iyo in kasii badan oo aan la soo koobi karin !! QABYAALA-JADIID HUBEYN-JADIID DASTUR-JADIID. MUSUQ-JADIID. SAFAR-JADIID DULMI-JADIID BOOB-JADIID. XABAAL-JADIID. OOHIN-JADIID. CEEB-JADIID. NGO-JADIID. XABSI-JADIID. EEX-JADIID.
Waxaan joognaa Duni dhaqankii suubanaa laga tagay! Duni dhib iyo dheef aan la kala sooci karin! Duni xaqqii iyo baadilkii ay isku ekaadeen! Duni Beentu ka saameyn badantahay Runta! Duni dulmiga indhaha laga qarsado! Duni uusan xaq laheyn qofkii aan xoog laheyn!
Soomaaliyeey joojiya ficillada xarfaha lixda ah kuna badala xarfaha shanta ah taariikhdana wax ka barta. DAGAAL. XABBAD. COLAAD. AFDUUB. SHUFTO. BURCAD. QAATIL. HALLIGE. QARXIYE. MANAXE. ---------- NABAD. CADLI. RAAXO. NOLOL. CAFIS. TABAR. NAFIS. TASHI. TACAB. TUSMO.
United States Trends
- 1. $PLUR 5.888 posts
- 2. Bill Belichick 34,9 B posts
- 3. $DUCK 7.713 posts
- 4. Shams 6.405 posts
- 5. Beal 2.108 posts
- 6. Wray 168 B posts
- 7. Rich Rod 2.227 posts
- 8. Iran 269 B posts
- 9. Vatican 11,8 B posts
- 10. West Point 81,8 B posts
- 11. Casas 28,8 B posts
- 12. Trae Young 4.558 posts
- 13. New Jersey 145 B posts
- 14. F-35 11,8 B posts
- 15. Gary Sheffield N/A
- 16. smtown 30,1 B posts
- 17. #ChatGPT 3.529 posts
- 18. Montana 23,4 B posts
- 19. Chapel Bill 6.940 posts
- 20. Hartline 1.875 posts
Something went wrong.
Something went wrong.