@Qasaaye18 Profile picture

Abdishakur Omar Adan( Qasaaye)

@Qasaaye18

Member of Somali Youth Club🇸🇴

Joined July 2017
Similar User
Shire abshir photo

@Shireabshir

Zakaria Urur 🇸🇴 photo

@urur_zakaria

swagger photo

@swaggerdia

Xitigta Caashaqa Shiday Ma adaa❤

Tweet Image 1

ARAGTIDA DADWEYNAHA: Xamse Cabdi Barre ma luminayaa xilkii xildhibaannimo maadaama oo loo magacaabay Wasiirka Koowaad? Sida ku qoran Dastuurka xildhibaanku wuxuu noqon karaa keliya, Wasiir.

Tweet Image 1

Soomaaliya waxaa soo martay Madaxweyne si daahfuran u leh “ COVID 19 ayaa igu dhacay “ & mid Ventalator xaday? Keebaa dalka u fiican?!


Markaan qiimeeyey shaqsiyaddiisa, waxaa ii soo baxday 3 sifo oo wanaagsan. 1-waa nin wacbartay, 2- Waa nin han leh oo Alle ka cabsina ka muuqdo, 3- waa qof aan isla weyneyn oo dhallinyarada iyo waayeelkaba ka mid ah, asxaab iyo dad wadasho na leh. @Hamsei58

Tweet Image 1

Kulahaa ilamhayga Nin aan adi ahyn Aabo uma noqonayo😂hadana 5 cun ujoogto 🙆‍♂️🙆‍♂️beentii igu wayneed Abid😁😁

Tweet Image 1

Sawirkaan kartoonka sidee loo sameeya aan ana kartoon iska soo dhigee 😇😇🤣🤣🤣. @Jimcasaciid

Tweet Image 1

Gabdhoow Guurkiina ugu horeeya Wuusan Ninku kaa saarin Gaari Gacan🙏 Rawaahu @AminaWehelie

Tweet Image 1

Shukaansi intaan ku guda jiray wali ma aan arkin gabar dhaheeso sxbkeeygii hore anigaa khiyaanay kuligood dhibanayaal ayeey ahaayeen sabab lkn?! 😄😄 #laacibsoojabay


Rooble waa xeroow amuu cawa Bohol u goostaa war bal ka war hayaa😂😂


Dumarku waxay Qarsadaan darenkooda😂 Raguna waxay Qarsadaan duruftooda😂


Waxaan ka walwalayaa xigmada aan la dhiman dooono 🥺


Saddex nuuc ee maanta dunidu thy! 1:Cadceedu waxey uso baxdaa Dad waayay lixaadkoodii: 2:kuwo shalay noolay oo iskaaga tagey dunida kuna jira Qabriga! 3: Adigoo Maanta Cafimaad Qaba oo Ilahay Fursaad Qurux badan ku siiyay inaad maanta sii joogto ifka!

Tweet Image 1

😍Mahubo sababta aad ii doratay Lakiin waxaan daremaya inaan ahaya qofka 🚶‍♂️dunida ugu nasiibka badan waana rajeynayaa inaa kunolaado qaab cadenaayo Inaa mudanahay Sharaftaan 🕌🕋 Jimco Hilwa 📿


Sawirkaan Aad Buu isoo jiiday, Dareen Hooyonimo, Aqlaaq, asturnaan iyo naxariis Badan baa iiga Muuqda, Eebe Weyne Raxmadiisa haku Galado Hooyooyin keen. H O O Y O ❤️

Tweet Image 1

Halkani waa Dhuusamareeeb❤

Tweet Image 1
Tweet Image 2

Girls are always the backbone of the family❤

Tweet Image 1

Realy we are weners🇸🇴 I can't Wait to celebrate 🤸🤸. 🇸🇴

Tweet Image 1

United States Trends
Loading...

Something went wrong.


Something went wrong.