@Kingsubeyr Profile picture

Abdalladiin

@Kingsubeyr

Joined November 2010
Similar User
خطوط الاعلان - Adv Lines photo

@Advlinesksa

أبو إبراهيم photo

@ok_iam11

Rahma Al Ansari 🇸🇦 photo

@raham811

‏احبك يا وطن photo

@ibandarrrrr1

مجرد _ قلم photo

@WiTwitara

أبو مهره السيباني photo

@a1_6ai9i

moeid albaqmi photo

@moeid_1997

أبوتركي المطيري⚡️ photo

@g060g

Xabad ba haday dhacdo mid da,yar ah ayaa ku dhiman Tuugada jeebabka waaweena way iska cunayaan


Mid dhaha dhiig ban ku imaaday Iyo mid dhaha dhiig ban daadin Labadaba ma saxna#Jubbaland


Kismayo road Garissa

Tweet Image 1

Chargpt wa muslim


Subax wngsn ilaah qof walba wnagasan wanag haku abaak mariyo, inta ulaabata dhankiisa danbiyaal ka dibna ha u danbi dhaafo


Qarax somalia ma ganacsi dhiig lagag macasha


Wab markan ka siiya indhaha wabab ka duulaaye, ma weero mana waasho Intaan ilaah iima waayo for coffe lovers click like,love

Tweet Image 1

Somalida mid wa khawarij v murtad Suufi v wahaabi Dowlad v dowlad gbleed Faarax. V xaliimo Qax v qurbo Qabiil v qabyaalad🤔🤔🤔


Mararka qaar noloshada wa hakad galin kara ama hor usocod la,aan qaab fakarkaaga iyo in aad aad uga walwasho mustaqbal ilaah gacantis ku jirta


ilaahoow wada kastoo wngsn oo aan khyr ku doono garab inagu sii,amiin


Ramadan wanagsan ilaah bisha soon fadligeeda, hanoogu danbi dhaafo,hanoogu naxariisto, naartana hanaga xoreeyo amiin Sida cibaado iyo dadaal bisha ramadan aan ugu suganahay ayaa wanagsan in waqtiga uu dhamadana usii laazimno dadaalkaasi ilaah hanoo fududeeyo amiin


Hadad howlaga si hoose oo qarsoon u qabsan weeso waqtigan hada wa lagu yaba, fadlan arimahaga muhimka ah cidna hala share gareyn si hoosana u qabso# guushada lee hala arko oo haku baraarugaan


ilaaha mahada leh ee aay raxmadiisa waasica tahay,haka quusan baryadiisana badi


Hadii uu kufitankaga baday ha istaagin quus, maalin wxa imaan aad ku wanajiso adoo ka buuxa khibrad


Qofba qofku ka dulqad bdn yahay ayuu ka caqli bdn yahy


Marki aay dad xanunsan isu maleyan in aay caafimaad qaban, hadana aay waliba sii damcan in aay dad cafimad qabo hogaamiyaan, so tala la aan ma aha iyo wareer aan dhamaan,


in aad caan noqoto ama jeclaato wa qeeb ka mida kalsooni darada ku heesata


Qalbi qurxoon iyo maskax bur burisa ah


(3)sedex sedex lagu badalay ii dhiib aan ku dhaqee Ii dhal aan ku dhunkadee Idheh aan ku dhageestee ii dhiib aan ka dhaqdee iga dhal aan kuu dhigee Idheh aan kaa dhaqaaqee


Kas gaabkii ninkii liitay baad kab u galiseene


Loading...

Something went wrong.


Something went wrong.