@Foore77Mohamoud Profile picture

Duale Foore Duale

@Foore77Mohamoud

Impact investing | Development Finance | Management.

Similar User
Iryna Kuchma photo

@irynakuchma

Ina Hirsi photo

@A_rashid_Hirsi

Horn Voice photo

@Hornvoices

Rage Mohamud photo

@Rage_Guduudow

Mohamed Jama photo

@CiidJama

Bakhtiyor K. Kadyrov photo

@BakhtiorKadyrov

Mohamed Shire photo

@chire44

Abdiweli Mohamed photo

@Osmohamed

Mohamed Abdikadir Shiine photo

@shiino72

Shakiib Shakiib photo

@shakiibs

Khaatumo inay meel istaagto waa waxay u dhinteen in ka badan 600 boqol oo wiil kuna abtirsada maamulkaas marka laga tago Hartigii kale ee ku dhintay hiilka tolkood, in Aad manta tiraahdo maamul noqon maayan waa caqli yari ee adigu ka shaqay inay maamul noqoto.

Waa su'aal muhiim ah oo la waydiiyay Wasiir Juxaa. "Gobollada Sool,Sanaag iyo Cayn mustaqbalkooda iyo adeegii Bulshada maxaa PL uga qorshaysan? Jawaabta Juxaa ee uu kusoo koobay.."Baradho Kulul" kuma filna. Waxaa la joogaa wakhtigii meel la saari lahaa arinka SSC oo…



Good progress and finally khaatumo come to the table, Khaatumo will represent Maakhir and Puntland For the consititutional debate.

Qaarbaa iska boodaya Oo hadii qof la'salaamaba baroorta qaar kalena waana dhex ordaan Oo meelahan ku cabudhsan😂 Look- DF🇸🇴-ku hatimaado ama halkeeda haloogu tagee SSCKh wayka doodaysaa dastuurka wayna diidi kartaa wayna yeeli kartaa waxaana khalada inaad maamulkii iska…



Several humanitarian and UN agencies came to support Somalia and spending billions of dollars without seeing much impact other than Somalis receiving salaries. This is great to see the Ministry of Planning leading accountability for these NGO's. Thanks DG @mohamudnurr

The 4th National M&E Technical Working Group.



Someone else recorded the voice not Mustafe b/se if Mustafe knew the recording he didn’t pick up the calls.

#DEGDEG Cod Sir Maxamuud Xaashi Shirqoolkii Somaliland Loo dhigay Ee ilahay Ka Badbaadiyey & Arimo Badan Oo Xasaasiya Faysal Cabdi Bootaan .................Fadlan Fogeeya Xaqiiqda. By Sheikh Madow Shamuuriga siyaasadda iyo Siyaasada Gacalowda Mr Xumbawayne



Do you still practice Up and Sit, Faam Guutaale? @alibardaan


great Somalia!

President Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner tonight for members of the Somali Parliament. @HassanSMohamud



In the last six years he ruled Puntland, he never fought either ISIS or Shabaab, but rather sieged all development and humanitarian programs to starve Puntlanders.

Waa muhiim in deg-deg looga hawlgalo Buuraha fog ee Bari. Awooda argagixisada in la wiiqo,waa lagama maarmaan. Maamulka Deni gudaha Magaalooyinka Shaqo wanaagsan,ayuu ka qabtay markay timaado amniga iyo ugaarsiga argagixisada. JQ.



I am extremely happy for the re-election of president @musebiihi! Muuse mideeye!

Kulmiye oo Caawa durba isku laba rogay ololaha#Somalilandelections



Yes, I agree that President HSM should implement Democracy if 100 people are dying for it!

#Somalia 🇸🇴 Madaxweynaha JFS Mudane Dr Xassan Sheikh Hogaamiye ku taagan balantii uu umadda ka qaaday” Ma waxaa jira qof uxiisa qaba in dib loogu laabto doorashooyiinkii dalka ka dhacay 2022 kii? Doorasho Qof & Cod ah. 🗳 ☑️. P1



Madaxweyne hal arin aad ku guulaysan kartaa waa adigoo Khaatumo miiska keena, kaliya intay u bahan tahay madashu waa intaas, wana aragtida dadweynaha banaanka qabaan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo maanta dib uga furmay Caasimadda Muqdisho. Shirkan oo ay ka soo qeyb-galeen Madaxda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Madaxweyneyaasha…

Tweet Image 1
Tweet Image 2
Tweet Image 3
Tweet Image 4


30+ yrs dispute ayey sool iy Sanaag ku jireen, hal maalin miyey Mudug la ooyin dispute! Welcome to the hell.

Tweet Image 1

HSM is working hard to make Somalia great again! But you're busy destroying Somalia again.

XSM is busy to make his #Somalimap of his own!

Tweet Image 1
Tweet Image 2


It will be a great day for all Somalis if this dream comes true!

Today is a historic day.

Tweet Image 1


Waxay Ka carareen waxay ahayd dowlad xumo, welina isbedel weyn oo dowladnimo Ma aragno, lkn waxa muhiim ah In aan waddankaaga wax Ka qaalisan jirin.

VIDEO: FM Ambassador Ahmed Moalim Fiqi led the return of 164 Somali youth from Libya under the VHR program. With support from the EU, IOM, & UNHCR, MFA ensured their safe return to Hargeisa & Mogadishu, showing Somalia’s commitment to its citizens. #Somalia #Repatriation #Libya



It is great to see Khaatumo's participation in the NTP consultative meeting in Mogadishu! Khaatumo represents SL, PL, and Maakhir in the north-eastern States Of Somalia. @mohamudnurr

Today, @MoPIED_Somalia concluded the NTP consultations in Mogadishu with SSC Khaatumo. The closing session was officiated by H.E. @HonBeenebeene, with participation from Deputy Speaker of the Upper House, and officials from both FGS and SSC Khaatumo.

Tweet Image 1
Tweet Image 2
Tweet Image 3
Tweet Image 4


weldone @AmbGamal, you are the leader of today and tomorrow!

Honored to co-host high-level roundtable on climate knowledge and policy in Somalia with @asal_consulting in Mogadishu yesterday. While delivering the closing remarks, I emphasized the critical importance of climate adaptation knowledge, the urgency of national climate action,…

Tweet Image 1
Tweet Image 2
Tweet Image 3
Tweet Image 4


The reason Khaatumo representatives of the FGS went to Garowe is to ask if they are still willing to hold their election in Garowe.

Guddoomiye Ku-xigeenka 2aad ee Golaha Wakiillada, Hon Mohamed Mohamoud Isse, oo ay weheliyaan xubno ka tirsan goleyaasha Dawladda Puntland, ayaa maanta ku soo dhaweeyay Garoowe, wefdi ka socda 2 Aqal ee BJFS oo ka yimi Muqdisho. @AqalkaSare @Golaha_shac_JFS #Puntland #Somalia



Markii aadan aqoon waxad Ka shaqayso, waxaad Ka hadlin wax walba!

Maakhir Waa Hubaa Kama tirsano Puntland Lakin Khaatuma ayada waa #Puntland

Tweet Image 1


How does Cabaade know about your visit?

Waxaan maanta kormeer ku tagnay Taliska Ciidanka Asluubta , Xabsiga guud iyo Saldhiga dhexe ee Garoowe si aan ugu kuurgalno shaqooyinka halkaas ka socda, xaaladda Maxaabiista Puntland, Adeega Dowladnimo ee bulshada loo hayo iyo baahiyaha jira si loogu jaangooyo qorshaha dowladda

Tweet Image 1
Tweet Image 2
Tweet Image 3
Tweet Image 4


Waa Erayo aad uu qiimo Baddan Prof,. Waxa yaabaha Cajiibka Ah ee aan soomaalida hadda kula yaabanahay waxaa Ka mid ah iska hor imaadka haddaladooda, manta waxa kugu yiri waa khalad baad arkin beri isaga oo leh waa sax, sababtuna waa caadifad hadalka.

Dhuux erayada qiimaha badan ee hoos ku qoran.

Tweet Image 1


Loading...

Something went wrong.


Something went wrong.