hassan kalgacal
@hassan_kalgacalYaa Allah bless everyone that wakes up for fajr.
Similar User
@IsmailAliHassa5
@mcabdimahad97
@JaamacBuux
@Iamcmx
@M7Ibraahim
@MoogowIsaak1234
I aamin Raggi aad hore xiriirka ula soo sameysay oo kale ma ihi."😁😁
Nin wanaagsan oo baarri ah,deeqsi gacan furan ah,Allihiisa ka cabsada oo shantiisa wakhti ka adag,balwad aan lahayn oon sigaar qiijin,sidoo kale shaqeysta oo fariidnimo ku darsadey balse xaasle ah. Gabdhaha aan weli nin fiican helin kaas xaas labaad u Noqo aan ku dhihi lahaa sist
Dadka qaar, inta keligood 30 daqiiqo iska daldalmaan ayay mardambe kugu lee yihiin, "adiga war yaanan kugu daaline". Oo ma daal ayaa ii haray? Waan carari rabaaye'.
Mar kaste iska xijaab sheydaanka oo adkaar Ku seexo walaal باسمك اللهم أموت وأحيا.
Mashallaha 🌙 This is the first time in the history of USA 🇺🇸 Taraweeh prayers have been offered in the open, The special thing here is that what makes the people of America better, no sentiment was hurt, nor did the New York Administration interfere.
Rabbi waa Ku Xasuusan doonaa markuu nidaamka kaa qaldan yahay. Haddii aad xasuusato marka aad ladan tahay, caafimaadka qabto, iskugu kaa duba ridan tahay, oo jawikaaga fadhiyo, Qofka wee Ku adag tahay in uu Eebe swt xasuusta marka uu wax heysto inyar mooyee Waa arimo inta badan
Ilaahey amarkiis, inta badan dadka buurbuuran waa cod yaryar yihiin. Dadka caatada ahna waa cod waaweyn yihiin. Uumista Eebbe la yaab maleh
Qof kaste ee awooda waxaan Kula talin lahaa in uu Somaliya iskaaga tago.🚌🛳️✈️
Qofka buugaagta iibiya walwal kama qabo in buug laga xado. Waayo dadka wax akhriyo wax ma xadaan, tuugaduna wax ma akhriso.
Qowmkii uu Ilaahey imtixaanayo, wuxuu u soo diraa oo ku sallidaa Farmaajo iyo kuwo la mid ah. Ilaahow addoomadaadu imtixaankaaga waa ku sabreen ee faraj kheyr qaba u fur. Aamiin
Suldaanka cusub ee reer xaaji suleymaan Ila soo dhaweeya
Dhulka hooyaday waan jeclahay dhaqashadiisiiye Dhuuxiyo naftaydiyo wadnaha wuu ku dheer yahay Sida ubad aan dhalay o kalan dhab u jeclaystaye Barwaaqada dhextaal iyo nimcada waan ku dholalaaye Erayadii Shube iyo Codkii Xanfar, goobta waa Xamar iyo Xeebteedii Liido.
DIGNIIN. Muqdisho waxaa Ku Soo batay bajaajka habeenkii la raaco inta aa saaran tahay in uu Askar tuugo ah uu kugu dul ballansado darawalka bajaajka wado. Kadib wad-do ee kubalameen ayee kaaga hor I maanayan tuugadii. Qori ayee kugu qabanayaan wixii aad sidatay oo dhan halkaaas
Adduunka kale oo dhan kuma arkeysid hal qof oo kugu qabsanaya noloshaada iyo habka aad u fekereyso midna. Si deggan oo akhlaaq leh iyo hab maamuus wanaagsan ayay kuula doodayaan, ama way kaa aamusayaan oo kugu ixtiraamayaan, waadna ka nabadgaleysaa 100%.
United States Trends
- 1. Saquon 96,7 B posts
- 2. Eagles 115 B posts
- 3. #DatGirlisIZNA 4.780 posts
- 4. #이즈나_음원발매_데뷔 4.727 posts
- 5. IZNA DEBUT OUT NOW 4.711 posts
- 6. Rams 41,2 B posts
- 7. Brandon Graham 11,3 B posts
- 8. Giants 96,5 B posts
- 9. #BaddiesMidwest 15 B posts
- 10. Steve Lacy 2.642 posts
- 11. Chris Chan 9.895 posts
- 12. #GoBirds 1.200 posts
- 13. #PHIvsLAR 8.139 posts
- 14. Taiga 5.319 posts
- 15. Jela 4.348 posts
- 16. Jalen 23,7 B posts
- 17. Joe Schoen 5.571 posts
- 18. Stafford 7.308 posts
- 19. Damn BG N/A
- 20. Okada 6.008 posts
Something went wrong.
Something went wrong.