@adan_nadara Profile picture

Adan Nadara

@adan_nadara

“Ha is dhiibin markaad la kulanto dhibaato ee u qaado inay tahay uun wax ku xoojinaya, waayo guul kasta dhibaataa kaa xigta ha yaraato ama se ha waynaato ”

Joined September 2017
Similar User
Mohamed Ali Ahmed photo

@MohamedAliAhm

Osman Ahmed Hufanne photo

@hufanne

Anas said photo

@AnasCag

Said Yusuf Warsame photo

@saidywarsame1

farah ibrahim Yaqub photo

@faaraxdayah

Carays photo

@Mohamedcarays5

Sharma'arke Dal-daare photo

@Daldaare1

Ahmed Said photo

@VMware_vcenter

🔥Saas🔥 photo

@xasaan111

Nouh Saed Heissawi photo

@Nuux_xiisaawi

Zaami photo

@Zaami_Offecial

Jimcaleguray photo

@jimcaleguray

Pinned

Safarka Ugu Quruxda Badan Nolosha Waa Mida Aad Wada Jirtaan Adiga Iyo Xaaskaaga Kugu Horeesay Waqti Badana Aad Isla Qadataan Ilaa Meesha Ugu Dambayso Ee Nolosha Oo Ah Geerida. #Safarka_Nolosha #Life_and_Love @adan_nadara

Tweet Image 1

Jacaylku waa nolol aan dhamaad lahayn❤️🫰


"اللَّهُمَّ أَحْسَنْتَ خَلْقِي فَأَحْسِنْ خُلُقِي" #RamadanMubarak


Nasashada Jimcaha. "Carrabkaaga ha barin in uu sheeg sheego ceebaha dadka kale. Waayo adiguba ceebo waa aad leedahay dadkuna carrab waa ay leeyihiin." @DrBilalPhilips @adan_nadara

Tweet Image 1
Tweet Image 2

Ramadaan Mubaarak Ehel iyo asxaab Soonkaan soonkiisa kale Rabi nabad qab hanagu gaarsiyo insha allah #Ramadan2023 #Duca

Tweet Image 1

"Walalkeyga Ama Walaashayda Noqo Qof Caqligiisa Asiga Adeegsada Balse Ha Noqon Qof Caqligiisa Asiga Lagu Adeegsado." @adan_nadara


Qof Weliba Waxa Uu Soo Kacayaa Asigoon Ogeyn Sidey Maalintiisu Noqon Doonto Waxa Kaliya Aad Adiga  Go'aamin Kartaa 00عInaad U Rajeyso Maalintaada Mid Dhoolo Cadeyn Iyo Badqad Wanaagsan Kuguna Hogaamiga Maalin Naruuro iyo Barwaaqo Badan. @adan_nadara

Tweet Image 1

Arooryo Suuban Soomaalay Saaki Waxaan Sidaa Sifaha Noleenta Afkeenan Soomaliyaha Hal Iyo Labo Oo Mahmahyo Kuwa Guurka Ama Jaceyka Ah Iyo Murti Ila Wadaag Aan Iska Nilaawo. Jaceylka: Indho is jacel isma eegi karaan. Guurka: Guur Iyo Geediba Waala Sahmiyaaa. @adan_nadara

Tweet Image 1

"Noloshu Waxay Qiimo Leedahay Marka Aad Heesato Qof Si Dhab ah kuu Jaceyl Adiga Aad U Jeceshahay Taas Ayaa Ah Nolol Iyo Jaceyl" @adan_nadara


"Farxadda ku dheehan is jaceylka iyo koolkoolinta reer loo unkay nolol aan la isku buuqin, waa hantida iyo haddiyadda kaliya ee nasiibka looga helo adduunkan is fahamku liito." ALLE ha inoogu deeqo ubad xalaal ah. #Nolol_iyo_jaceyl #Xurmo @adan_nadara

Tweet Image 1

"Marka dareemayaasha qalbigu isla fal galaan oo naxariista guur jeceylka ku mataanan laguugu hibeeyo ubad, ee adiga iyo lamaanahaaguba hawada macaan u bara bixisaan miraha idinka beermay ayaa guul caqiibo leh ka gaartaan nolosha." @adan_nadara

Tweet Image 1

Waqtigu Wuxuu Go'aaminayaa Qofka Aad La Kulmeyso Noloshada.Qalbigaagu Wuxuu Go'aamiyaa Qofka Aad Rabto Nolosha. Laakiin Dabeecada Iyo Dhaqankaagu Waxay Go'aamiyaan Qofka Kula Joogaya Noloshaada. @adan_nadara


Dadka sida dhabta ah isu jecel si sahlan kuma kala haraan.haddii ay jirto boqol sababood oo ay ku kala tegi karaan waxey helaan hal sabab oo ay ku wada joogi karaan. @adan_nadara


Majalada caanka ah ee Forbes, ayaa mdaxweynaha dalka Ruwaanda Paul Kagame, u aqoonsatay madaxweynihi iyo Afrikaankii sanadka 2018-ka. Dabcan waa mudan yahay in loogy yeero hogaamiyaha Afrika, marka la eeggi sida uu dalkiisa uga samatabixiyey musiibadii ku habsataya. @adan_nadara

Tweet Image 1

Biyuhu Waa Waxa Ugu Jilicsan Hadana Waxay Dilaaciyaan Dhulka, Waxayna Dhaqaajiyaan Dhagxaan, Waxay Dejin Karaan Markab, Tani Waxay Si Cad Kuu Tusaysaa Mabda’a Ah In Dabacsanaan & deganaan Aad kaga Guuleysan Karto Wax Aad U Adag. @adan_nadara

Tweet Image 1

Wariye Ayaa Isku Dayay Inuu Sawir Ka Qaado Gabar Yar Oo Qaxooti Ah Ka dibna Cuno Ay Heesatay Oo Ay Markii Horeba Afkeeda Ugu Tala Gashay Ayee U Soo Tagtay Iyadoo Moodeysa Inuu Gaajeesan Yahay Yaa Allah Bini'Aadinimada Siqiirka Islaamka Xitaa Wuu Yaqana Mansha Allah @adan_nadara

Tweet Image 1

Kani Waa Madaxweynaha Dalka Rwanda Paul Kigami Waa Madaxweyne Tusaale Cad U Ah Madaxda Dalka Africa Si Gaar Ah Madaxda Soomaaliya Waa In Ay Khibrad Wanagsan Ka Korarsadaan. Sawirka Waa Asigoo Kaligiisa Ah Ku Rucleynaayo Caasimada Kigali. @adan_nadara

Tweet Image 1

Loading...

Something went wrong.


Something went wrong.