Similar User
@Abdiwelisulub
@YaminFarooq2
@HireyAbdifatah
@fiyeeri4
@abdurahman_maki
@AhmedBoosh3
@ILyasOomaar
@YaxyeEd
Abdishakur Ali mire Waa xildhibanka maanta & madaxweyneha berrito Waa masuul kasbaday quluubta shacabka Somaliyeed
Xafladdii xil wareejinta labada maareeye ee garoonka aden Abdile osman. Abdi Ashkir iyo abdinasir Mohamud gurey
Barkhad Batuun welcome to Nabad iyo Nolol this is the real future
Erayga federal waxaa kusoo kordhay nooc cusub oo la yiraahdo federal-majeerteen kaas oo ah jid iyo jahadiid federal kaan waxaa lagu ilaaliyaa danaha shisheeyaha ma aha mid dadka loogu Addeego oo la daadijiyo waa mid kor loohayo laguna ilaalsado dano shaqsi ah
Waxaa mar walba dhacda in maqaayadaha xamar qaarkood ay qashinka u dhiibaan dameeraleeyda ka bacdina wadooyinka lagu tuuro Taasoo foolxumo ku ah bilicda nadaafada & cafimaadka iwm ah
Golaha cusub ama midowga cusub hormuudkiisu soo dadkii shacabku horay u yaqaaneen ma’aha?
Dani dabkii aad muqdisho la rabatay caawo ayaa la baqtiyey dani waxaad diiday in mudaharaad iyo rabshado ka dhacaan deegaanada aad ka talisid dhanka kale waxaaad u durbaan tumtay in Xamar qas iyo qalalaase ka bilaabmo. Ma aqaano cadawada intaas la ek aad u heesid reer muqdisho🤔
Ninyohow Gunbaad tahay gole lagama oran karo Hadal gobi ku haasoowdana goobtii kamaad oran Picture of 08 feb: 2017
The insistence of the so-called presidential candidates of sabotaging the implementation of the 17September agreement,is a clear indication of their fear of losing the presidential election.Instead of supporting a peaceful election,they have resorted to creating political crisis.
Inkastoo loo baaqoo loo sheego barwaaqo Nin beey meeli butaa. Booli Cunayaashii Kenya ayey la Ooyayaan Dhibse ma leh Hogaamiye kasta oo wanaagsan Waa la imtixaamaa. Erdogan ba dadbaa isku dayey in ay dilaan madaxweyne Farmaajo ma noqon doono mid si dhaqso ah lagu iloobo
Innaa lilaahi wanaa ilaahi raajucuun Walalkay Ugaas Mohamed-weli Illaahay ha u naxariisto waan hubaa inaan booskiisii cidina ii buuxin doonin
Madaxweyne Farmaajo dalkaan waxbuu taray ee wax kama haleyn ma boobin ma qabyaaladeyn waxuu soo raray hay,adaha united nation ka oo awal daganaa Nairobi dagaalka ugu weynna Halkaas ayuu ka yimid...
Madaxweyne shalay maanta aan kaa jecelnahay shacabku xaqiiqda Waa arkaan ee adigu ku adkow ilaalinta qarannimada iyo danaha shacabka iyo dalka Guuleyso madaxweyne 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Labadii sanadood ee is xigay ilaa maanta waxaa socda duulaan & weerar joogto ah oo ka dhan ah dhismaha Ciidamada kala duwan & hay'adda Sirdoonka NISA. Olola- haa waxa wada Siyaasiyiin Somaliyeed una-adeegaaya shisheeye, soow ma-habboon in talaabo sharciga waafaqsan laga qaado.
Madaxweyne Farmaajo markuu Xukunka Imaanayey Caruurta Somaliyeed Badda ayey ku Daadanayeen meel kastana magafaa u taagnaa maanta marqaati waxaa laga yahay inan laga hadlayn tahriib iyo dhibaatadii Magafe..Madaxweyne noo Joog addoo Guuleysta Waa dalka oo Guuleystay
United States Trends
- 1. Thanksgiving 1,33 Mn posts
- 2. #IDEGEN N/A
- 3. Thankful 251 B posts
- 4. Turkey Day 29,7 B posts
- 5. $CUTO 6.728 posts
- 6. #Gratitude 8.927 posts
- 7. #Grateful 4.847 posts
- 8. Al Roker N/A
- 9. Feliz Día de Acción de Gracias 2.516 posts
- 10. Vindman 98,7 B posts
- 11. Jimmy Fallon 1.391 posts
- 12. Gobble Gobble 15,1 B posts
- 13. #Butter1BillionOnYT 27,8 B posts
- 14. The Outsiders 2.337 posts
- 15. Billy Porter N/A
- 16. Hoda 1.116 posts
- 17. #AskZB N/A
- 18. Minnie Mouse N/A
- 19. Go Lions 1.817 posts
- 20. Death Becomes Her N/A
Something went wrong.
Something went wrong.