Similar User
@SuhaybArte
Allaha u naxariisto Taliyahii Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir S/Guuto Farxaan Qaroole. Farxaan wuxuu shahiiday isagoo xaq ku diriraya, naftiisana u hibeeyay sidii dalka iyo dadka looga dulqaadi lahaa cadowga Khawaarijta ah AS. اللهم تقبل شهادته وأسكنه الفردوس الأعلى
There is a good person who is not known and a bad person who is known as a good person, But it is distinguished by action.
Cabdalla oo ah Macallin Ajnabi ah oo Muqdisho ka shaqeysta iyo qof dhalin yara ah oo soomaali ah iyo hawshii dhex martay
Ingiriisku wuxuu doonaayey inuu magaalada ku faafiyo dhambaallo ay ku qoran yihiin erayo ay ku soo jiidan karaan Shacabka reer Cadan. Baadigoob dheer kaddib Gumaystihii Ingiriisku waxay heleen nin turjuman ah oo lagu magacabi jirey CUMAR BAAHABRI kaso ad u yaqanney Luqada Ingiris
Markii ay Ciidamadii ingiriiska qabsadeen Magaalada Cadan ee dalka Yemen, Waxay waayeen qof u turjuma fariimaha ay rabeenn inay gaarsiiyaan bulshadii ku nooleyd Magaalada. Sababtoo ah dadkii ku noolaa magaalada Cadan ayaa aad uga soo horjeestay inay la shaqeeyaan gumeystaha.
Stupid And Poor Man !! Shame on women The Good People Daawuu U Yahayoooo The severity of the pain Darr Allah protect it We are watching Shame on you! Ugas is a propagandist We are honored He Tells The Religion! ........................
Doqon Iyo Nin Liitaa!! Dumar Ceeb U yeelee Dadka Kii Wanaagsani Daawuu U Yahayoooo Darxumada xanuunku Darr Allee Ka dhawraa Waanu Daaawadaayoo Dayr Ceebta Qarriyuu! Uga yahay Dacaayadda Waanu Sharaf Dadaayo Diintuu U Sheeeegaaa! .........................
Ka shaqee hormarinta dadkaaga iyo dalkaaga si aad qiimo ugu yeelato dunida. Wll ku dadaal in aad maskaxda ka xorowdo una xorowdo dadkaaga iyo dalkaaga somaliyeed
Imisa qof oo isirkoodu Soomaali yahey, laakiin heysta baasaboorada dunida ugu awoodda badan ayaad aragtey iyaga oo lagu silcinayo ama lagu bahdilayo bar-xuduudeedyada dalka ay deganaayeen ama ay baasaboorka ka qaateen, kaliya in ay Soomaali yihiin?
Qiimahaaga Dhabta ah Meel kasta oo aad joogto, magac kasta oo aad leedahey, hanti kasta oo aad heysato, jinsiyad kasta oo aad qaadatey, dukumenti kasta oo aad heysato, aqoon iyo xirfad kasta oo aad leedahey, waxaad ku qiima tahey bulshada aad ka dhalatey, Soomaali
United States Trends
- 1. #UFC309 69,5 B posts
- 2. #MissUniverse 200 B posts
- 3. Beck 15 B posts
- 4. Mac Miller N/A
- 5. Brian Kelly 9.842 posts
- 6. Dinamarca 13,6 B posts
- 7. Jim Miller 8.399 posts
- 8. Oregon N/A
- 9. #AEWCollision 13,1 B posts
- 10. Inside the NBA 4.637 posts
- 11. Martinez 69,3 B posts
- 12. Wisconsin 44,5 B posts
- 13. Dalton Knecht 3.630 posts
- 14. Feds 36,8 B posts
- 15. Mizzou 6.969 posts
- 16. Chile 180 B posts
- 17. Nebraska 12,6 B posts
- 18. Tennessee 40,6 B posts
- 19. Onama 2.832 posts
- 20. Jump Around 1.692 posts
Who to follow
Something went wrong.
Something went wrong.