@IbinAbshir Profile picture

Dahir Hassan

@IbinAbshir

Teacher - Al Azhar University

Similar User
Mohamed Nor Amalow photo

@AmalowNor

Mohamud Nadif photo

@MohamudNadif

Liban Ow Adan photo

@LibanOwadan

Mohamed Irbad photo

@moirbad

Mohamed Shidane photo

@MIShidane

Axmed Siciid. photo

@InaSiciidFarey

Abdiweli Waberi photo

@A_Waberi

Cabdullaahi Bootaan photo

@AbdallahBotan

Jacfar Mohamed photo

@Jacfar252

abdula mohamed ahmed photo

@abdulamohameda1

Abdullahi Sanco photo

@abdullahi_sanco

farah ibrahim Yaqub photo

@faaraxdayah

Muxammad Sugaal photo

@BaaruudXoogsade

Mohamed Ali - Negeye🇸🇴✍️ photo

@Negeye2020

Bustaale channel photo

@Bustaale3

Asc, maanta maha ciid, ee #Mujrimiinta #Khawaariijta #Al_shabaab waxay rabaa iney ogaadaan yaa raacsan oo la jira, markaas waa ujeedo shaqo kuma laha diinta Islaamka, sidii caadadu u eheed ey suubinyaan. Maanta maha ciid yaaney ku qaldin #Al_shabaab ee iska jir.


Maha urur diimeed ee waa #Mujrimiinta #Khawaariijta #Al_shabaab iyo walalahooda #Daacish oo aan midna ku dhaqmin diinta Islaamka ee suuban.

Waxey, u egtahay saan-saanta aan u jeedo in Qatar ay rabto Soomaaliya ay qabsadaan urur diineed sidi Afghanistan ayadoo wax kasta ku bixin doonto. Sidoo kale, Qatar waxey rabtaa in SOOMAALIYA ay dhiibto Farmaajo iyo Fahad ayagana ay dili doonto ugu dambeynti. Allah, Na Mootiyo.

Tweet Image 1


Loading...

Something went wrong.


Something went wrong.