@Elmishilis Profile picture

Abdisalam Hassan

@Elmishilis

ʜᴜsʙᴀɴᴅ | ᴅᴀᴅ | Public Health | ᴘᴇᴀᴄᴇғᴜʟ | ᴜɴᴅᴇʀsᴛᴀɴᴅɪɴɢ | ᴛʀᴜsᴛɪɴɢ | & ʟɪᴋᴇ ᴛᴏ ʜᴇʟᴘ ᴏᴛʜᴇʀs |

Similar User
Sam Dualeh photo

@SamDualeh

Heego Awil photo

@awil_hibo

Ibrahim A. Madar photo

@IbrahimMadar1

HB-photography photo

@HB_Photo_

Lander photo

@AAGureys

Mohamoud Mohamed Duale photo

@mmducaale

mohamed hassan photo

@ramaale

Mohamed AbdiAziz photo

@MoFidaarr

فرحة عبدالرحمن( JOY ) photo

@joysom6

Mohamed Abdirahman photo

@garaad_same1

Isku haynta dadka, isku ururinta dadka, jiheynta nocyada kala duwan ee bulshada sida dhalinyarta, aqonyahanka, dumarka, ururada bulshada iwm wa baahi markasta hor taagan xukumad kasta o timad. Haatan waxa aynu u bahanahy xukumad indhaha bulshada kala jedisa ee an isku jedin.


#Xiqdi iyo #Xasidnimo #Somalia Xaasha'e nin libin kaa xisdiyey Xumahii waa yaaab!!!! Mahad, Milgo iyo Maamuus dushaada brother @MohamedIlig

Xiqdi iyo Xaasidnimo

Tweet Image 1


I don't yet understand why #Somalia still feels envious of Somaliland's democratic achievements and actively blocks the international community from recognizing these accomplishments. #Somaliland #Somalia #Somalilandelection2024 #INTERNATIONALCOMMUNITY


انا لله وانا اليه راجعون.....اللهم اغفر له و ارحمه و اكرم نزله و وسع مدخله و اغسله بالماء و الثلج و البرد وأسأل الله أن يمن عليه بالعفو و العافية و أن يرفع درجته في الفردوس الأعلى من الجنة آمين عظم الله أجرنا جميعا. اللهم آمين يارب العالمين. #PresidentSilanyo #TacsiSilanyo

Tweet Image 1

Grateful for this recognition from Ethiopia's Ministry of Foreign Affairs on Somaliland’s peaceful & democratic election. This milestone reflects our nation's progress, maturity, & dedication to democratic values. Thank U for Ur commendation. #Somaliland #Democracy #Ethiopia

Press Release on Somaliland's election @mfaethiopia

Tweet Image 1


Shacbi weynaha JSL shaqo ayay lahayen ah inay codeyan nabada & xasilodina dhawran. Hamdllh wa kaso baxen wajibkodi imika waxa taagan shaqadi @SLNECHQ fadlan aynu u deyno, uga dambeyno, ku garab istagno sido kale ugu duceyno in Alle swt u fudeydiyo hawshas baxadas lehe ino hayan.


Abdisalam Hassan Reposted

📢 Press Release: Somaliland’s NEC has outlined the comprehensive election result management process from District to National levels, prioritizing transparency and accuracy. Clear dispute protocols underscore our dedication to a fair electoral process. #SomalilandElections2024

Tweet Image 1
Tweet Image 2

Mushkilada u badan ee ay kolba xalinayan @SLNECHQ, komishanku wa sixida iyo ka daba taga wararka been burka ee bulshada lagu dhex fafinayo. Fadlan ka digtonada waxyalaha dadka kala shaki galinaya. Aynu uga dambeyno teamka aynu shaqada u diranay.


Vote Counting Underway in Somaliland After Peaceful Election: allafrica.com/stories/202411… #Somalia

Tweet Image 1


This is a testament to Somaliland's homegrown democracy in action. #somalilandrecognition #internationalobservers #slandelectionobservers #somalilandelections2024

International partners, including ambassadors, envoys, and other dignitaries who visited major cities in #Somaliland, commended the presidential and parliamentary elections. They urged all stakeholders to accept the results once officially declared by the Somaliland Election…



Xogaha, tirada, natijoyinka & wararka baraha bulshada dhex waregaya iskana so daba dhacaya dadka halaga dayo wa dhibato aburmeysa o hadhaw natijada ka hor iman donta. Dadku, gaar ahan dhalinyarta hirdanka iyo lolanku ka dhexeyo ha jojiyen. #somalilandelections2024 #Hargeisa


Isku haynta dadka iyo dalka 👏🏿😃 Muwadin dhexdhexad ah, bisayl siyasaded iyo faham doorasho ka muuqdo 👏🏿👏🏿 #Wadani #Kulmiye #Somaliland #Vote

Tweet Image 1

It's time for the U.S. to stand with Somaliland's homegrown democracy in action. #somalilandrecognition #Somalilandelection2024 #USSomaliland #Congress

Donald Trump will make Somaliland great again! Recognizing Somaliland as an independent nation would be a historic move, ending the outdated 'One Somalia' policy. It's time for the U.S. to stand with Somaliland's democratic values and stability in the region.#Congress #senate

Tweet Image 1
Tweet Image 2
Tweet Image 3
Tweet Image 4


"Natiijo hor dhac ah" wa dhawaqa ama qoralka ugu badan ee aynu maqalno ama aragno. Waa been!! Waa been!! Wa ben wixi an ka iman ama anay inala wadagin @SLNECHQ (komishanka dorashoyinka qaranku). Wa ta kenta in hadhaw bulshadu kacdo iskana hor timado. #Somalilandelection2024


This is a pure and complete testament to Somaliland's homegrown democracy in action. #Somaliland #Somalilandelection2024 #Somalilanddemocracy

#Somaliland’s Elections Conclude Peacefully with High Voter Turnout Somaliland’s presidential and party elections ended peacefully with an impressive voter turnout, as citizens enthusiastically cast their ballots to choose their leaders. All presidential candidates encouraged…

Tweet Image 1


Guud ahan dalka & dadkaba waxa si nabad ah uguso dhamaday codaynti dorashada. Somaliland waxay tustay dunida inteda kale herka dawladnimo & xadarad bulshed ee tal. Africa waxay si gaar ah ugu tustay uguna faantay nidamka dawladnimo & bislaan bulsheed. #somalilandelections2024


Marka lagaso rebo gobaha dad wali sugayan inta kale e dalka waxa so xidhmi dona codaynti. Inaga reban xog kasta o an ka ahayn inta komishanka @SLNECHQ ku dhawaqayan. Halka kali ah war ama xogteda la dhagaysanaya wa komishanka. Alle ba mahado dhan leh inoguso dhameyey nabad qab.


Kaad Dooran Adaa Yaqaan, Ka Dooran Allaa Yaqaan. #Somalilandelection2024


This is the beauty of Somaliland's democracy 👏🏿: #Resilience, #Democracy, and being a #PeacefulNeighbor. #somalilandelections2024

More than 1 million people turn out at polling stations across #Somaliland today, with some having spent the night there in anticipation.

Tweet Image 1
Tweet Image 2
Tweet Image 3
Tweet Image 4


H.E. @Abdirahmanirro the opposition party #Wadani candidate, casts his vote, symbolizing the strength of democracy and political participation in Somaliland's elections. #Somaliland #Somalilandelection2024 #Wadani #Ucid #Kulmiye #Democracy

Tweet Image 1

Loading...

Something went wrong.


Something went wrong.