CiiseAhmad's profile picture.

Ahmad Cabdulaahi Ciise

@CiiseAhmad

Joined July 2021
Ahmad Cabdulaahi Ciise Reposted

DEGDEG: Madaxweynaha #Puntland, Siciid Deni ayaa ku dhawaaqay in uu 25-ka bisha Maay u asteeyey in ay dhacdo doorashada qof iyo cod ee Golayaasha Deegaanka Puntland taasi oo hadda diwaangelinteedu weli ka socoto gobollada Nugaal iyo Mudug. #Somalia

MohamedSelh's tweet image. DEGDEG: Madaxweynaha #Puntland, Siciid Deni ayaa ku dhawaaqay in uu 25-ka bisha Maay u asteeyey in ay dhacdo doorashada qof iyo cod ee Golayaasha Deegaanka Puntland taasi oo hadda diwaangelinteedu weli ka socoto gobollada Nugaal iyo Mudug. #Somalia

Magaalada kismaayo waxaaka jira xunuun kadaran cov 19 kii xanuunka suuban biyoodka waxaad kadareemi kartaa Isbitaalka magaalad sida Aan warku hayana daawadii waaka dhamaatay sidaas darteed umada haloho gurmado in kabadan 2500 oo caruur ubadan ayaa laga iiwaran galiyay


Ninkaani waa giridhi oo marxalado kala duwan ka soomaray soomaliya

CiiseAhmad's tweet image. Ninkaani waa giridhi oo marxalado kala duwan ka soomaray soomaliya

Ahmad Cabdulaahi Ciise Reposted

President Elect William Ruto's tent is big for all of us Kenyans...Happy to see those happy faces from Kisii and Nyamira...

ahmednasirlaw's tweet image. President Elect William Ruto's tent is big for all of us Kenyans...Happy to see those happy faces from Kisii and Nyamira...

somalis in our country and thus promoted foreign interests and the blood of our people


Madaxweynihii hore Ee soomaliya mudane xasan sheekh ayaan is Leeyahay wuuku haboon yahay xiligaan hogaanka dalka sababa jira Aaw good sababaha kasaaridii kumeel gaarka Dacwadii bada Dhismaha dowlad goboleed yada heshiisiinta iyo hormarkii


Doorashada soomaaliya oo Lasheegay ineeyku baxayso Lacag dhan 18 milon waxaala dhihi karaa musuqa 1 baad Ee dalka hagar daamada ku ah waaba hal kaas doorashada Lacagi kuma baxdo loomana baahna Ergada waxaa lacag siiya dadka Doorashada utaagan


Maxay tahay sababta dalkeena soomaaliya oo ah dal wax soosaar badan wabiyo leh Nooc kasta oo maro ah leh Loo keenaa bariis baasto bur Sonkor kaluun iyo qudaarta kala dukaan?


Hadaad Maqli jirtay qof dhahaya dalkey gaan wax usoobartay hada waxaan aragnaa kuwa dalal shisheeye wax usoobareen dal keena wax yaabaha ugu badane Labaray waxaaka mida siyaasada wax Lagu bur buriyo dhuminta dhaqaalaha iyo musuqa sidoo kale waxaajira kuwa daacada Wadaniyiina


Ilaahay dalkeena soomaaliya iyo madaxdeena soomaaliyed dowlad iyo mid masuul goboleed hanoobara keeyo Ilaahay ayaad Awood leh oo wax walba ufudud yihiin


United States Trends
Loading...

Something went wrong.


Something went wrong.