Carafaat
@C_r_f__tWaa X Account-ka rasmiga ah Carafaat Muxammad Aadam Samatar, soona dhigo aragtidiisa.
Bismillaah. Ascww. Dhammaan saaxiibbayaal halkani waa deggelkayga cusub ee ( X ) oo markii hore lagu macaabi jiray (Twitter) maaddaama uu kii hore ee ilaa 2007-dii isticmaalaye maqaadiiri ku habsatay. Halkan ayaan derisnimadeenii ka sii wadeynaa hadduu EEBBE idmo.
NSA @XuseenMacallin, State Minister @AliOmarMP and DG @HSNQ_NISA attended the meeting. Next quint meeting is scheduled to happen in #Mogadishu, #Somalia.
Waa mas’uuliyadda dadka indheergaradka ah in ay runta sheegaan oo ay beenta soo bandhigaan.
Waxaan maqli jiray "Wax gadgadi, wax hakula gaddoomaan". Madaxweyne Dr. Xasan Shaykh Maxamuud wuxuu Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed u doortay Sarreeye-guuto Asad Cusmaan Cabdullaahi. EEBBE ha u fududeeyo Taliyaha cusub. ALLE haku asturo.
Qaybta 1-aad. Waa maxay Kaare? #Kaare: waa baabuur dagaal, oo lugo silsilad ah leh, hub xooggan leh, jir adag oo gaashaaman leh, miriqshaalleyn heer sare ah leh.
Waxaan daawaday muqaal dheer uu MW Dr. Xasan Shaykh Maxamuud kula hadlaye sarakiil tababar uga socday dalka Qatar. Waxaa isoo jiitay 54-sakin ee uu uga hadlaye sharafta #Garka, wuxuuna sheegay MW inuu hadda kaddib qofka lagu qasbi karin inuu xiiro. 📹: Madaxtooyada
Jumca Mubbaarak Wallaalayaal. Kordhiya ku-sallinta nabiga ( SCW ) habeynka iyo maalinta Jumcaha ah. Barakooba.
Adoon erey aqoon bay afka kuu dhigtaa. Edebtiyo xishoodkay kugu ababisaa. Nolol aayatiinleey kuu abaabushaa. Erayadii: Cabdi Bashiir (Indhabuur). 📸: Caska Vlogs.
Rufaydah Binti Saa'ad al-Aslamiyyah waxay eheed Kal-kaallisadii ugu horreesay Islaamka.
“Waxan ku noolnahay waddan qofku haddii uu Qur'aanka xifdiyo la oranayo wa xaafid, xaflad halo dhigo, haddii uu yirahdo hala isku xukumana la oranaayo wa xagjir, ee xabsiga hala dhigo” Abwaan Yuusuf Shaacir
The Foreign Affairs Minister, @AhmedMoFiqi warns foreign diplomats against using the phrase “Somalia and Somaliland”, adding that the fragmentation of a unified entity and its reclassification under two distinct names is utterly unacceptable and constitutes a blatant attack on…
United States Trends
- 1. Ravens 78,7 B posts
- 2. Steelers 108 B posts
- 3. Bears 112 B posts
- 4. Packers 71,2 B posts
- 5. Paige 13,3 B posts
- 6. Lamar 31,1 B posts
- 7. Jets 55,1 B posts
- 8. #HereWeGo 19,2 B posts
- 9. Mahomes 17,8 B posts
- 10. Bills 101 B posts
- 11. #GoPackGo 9.367 posts
- 12. Falcons 11,2 B posts
- 13. Josh Allen 7.138 posts
- 14. Bo Nix 4.392 posts
- 15. Worthy 47,9 B posts
- 16. Lions 91,5 B posts
- 17. WWIII 40,4 B posts
- 18. Caleb 32,3 B posts
- 19. Justin Tucker 19,6 B posts
- 20. Taysom Hill 9.693 posts
Something went wrong.
Something went wrong.