@Alikheyr6 Profile picture

Alikheyr

@Alikheyr6

Arimaha Bulshada

Similar User
Osman Arif photo

@Cariif252

Ridwan Hussein's speech is the most important lesson in it. The Ethiopian army has been working for peace in Somalia until now, and the Egyptian government in Somalia has not achieved anything. And she's making friends now.

Tweet Image 1

في مقديشو .. مأذبة افطار لخريجي الجامعات اليمنية . adengad.net/posts/676338


Ramadaan kareem Shahar Mubarak dhaman ummada muslimiinta Meelkata aad joogtan


Somalida Hal aran aan arkay oo laga gudbayn ayaa jirtaa , taasi oo ah nepotism, Qofka markii masuul noqodo ama hawl qaran loo dhiibo, kama dhamaato ina ader iyo bilaayo aan loo joogin ,meeshi laga rabay in Somalida uu simo asagii ayaa umada kala saareyaa !


Gudoomiyaha baarlamaanka waxaa ka bixi lacyahy in maalan iyo habeen warqad soo qoro uu leeyahy wax ayaan badalay , 1aad wax ayaa magacaabay. Wax ayaa badalay. Mudane Gudoomiye gudiga aad magacaaday ayaa u bahan in lagu heshiyo tankle gaaro horta


Maxadaxweynaha Soomaliya Hassan Sheikh Maxmuud Ayaa kormeer katahy Xirada joogaan ciidamada laga keenay Ertera Mudane Madaxweyne waxaa ku leeyahy Guul

Tweet Image 1

Reer KGS waxaa iska haystaan doorasha waa la gaaray maxaa loo qaban waayay , war hadaa nahay reer kgs aan ilaashano dawlada iyo nadaamka hada jiro hadii xitaa wakhtigii dhamaaday , waxaa jiraa sharici muda xileed ah , Rer arladi naga dhaafa shiidka turaysan

Tweet Image 1

Horta Malis waydiyaya wax lagu heshiinaayo Maamulka KGS Sheikh Adan waxaa uu ku baaqay shir dib u heshiisiin , 5janaury hadana waxaa uu sameystay gudi farsamo ah, asaga ugaar ah' suaasha meesha taala waxaa wayaan yaa is haysta! yaana la heshiisanayaa ,


Wasiir ilayaas Southwest wuxuu ku dhigtay meel asaga kaliye ku arimiyo marba wixii raba iska sheegayaa War mudane ilyaasow KGs waxaa dad dantooda garanaayo culmi iyo caami taladana iyaga ayaa ku go"odaa wax aad social media aad ka qortay. Cabsi gelin mayso Maseerka umdda


SOUTHWEST PARTINERSHIP FOR PEACE

Tweet Image 1

Congrats Saudia Arabic 2 goals And Argentina 1 goal


Alikheyr Reposted

Dhamaanteen aynu u codayno wariyaha sannadka wariye Farah Abdulkadir Mohamed @FarahGeylan linkiga riixa, sidan hoos aad ku aragtaanna ha loo buuxiyo, lana wadaaga saxiibbadeenna kale. Mahadsanidin dhammaantiin. internationalsomaliawards.com

Tweet Image 1

Managing for Sustainable Development Impact: Making informed decisions wur.nl/en/Research-Re… via @WUR


Ciid wanaagsan dhaman umadda muslimiinta ,gaar ahaan Somalida Ilah nagaarsiiyo ciidaan ciideeda anagoo nabad caafimaad iyo nabad qaba amiin وكل عام انتم بخير


Ramadaan kareem Walalah muslimiimlnta meelkasta aad dunida ka joogtaan , ilah na waafojiyo ramadaanka kheyr iyo barakadiisa Amiin


Jimo mabarak dhaman asxaabta meelkasta aad joogtaan , ilah wadankeena noo nabdeyo dhibatada iyo qaraxaani aan dhamaad ka lahayn ilah naga bixiyo wadanka aan u ducayno wadan dad waxba nooma taraayo. YAA SOOMAALIYE Amiin


Every day we come across something new. God, make us see something good. Amen


United States Trends
Loading...

Something went wrong.


Something went wrong.