Abdirisak Hassan Farah
@AbdirisakTakiSomali journalist, former Editor in Chief at @PltvRadio, former @SBCSomalia newscaster |One of the founders of @som_sports and Football Anywhere
Similar User
@RobinGoings
@jamcm11
@ikujogede
@_iSkraps
@LaVoyageur_
@sultanjh99
Magaalo dalxiiseedka Eyl ee gobolka Nugaal.
Dalxiis iyo Dabaal degmada Eyl ee gobolka Nugaal.
Celebrating Asli Hassan Abade from #Somalia who was the #1stAfricanWoman pilot #LegendaryBlackWomen #AfricasWomensDay
Tomorrow in Djibouti, I will chair a meeting between President Mohamed Abdullahi Farmajo and President Moussa Bihi Abdi to follow up on the mediation efforts between the two leaders. I have also invited Prime Minister Abiy Ahmed to attend the discussions.
Muuqaalka guud ee degmada Bursaalax oo katirsan gobolka Mudug.🇸🇴 📷 Mukhtar Nur.
Sawirkan waxaa laga qaaday xili casar liiq ah xeebta Calanley ee magaalada Kismaayo. 📸 Cumar Yaasiin #Somalia 🇸🇴
#Daawo:- Barwaaqa roobka, Togag durduraya, Ilo wada biyaysan, galab ramadaan iyo duleedka caasimadda Garowe. 📽 Cawaale Koronto @alihwarsame @faaruuq202 @MohamudNadif @AbdallahBotan
Jawigii galabta ee duleed koonfureed ee caasimadda Garowe. Allaah nimcadaada noo siyaadi nusqaanteedana naga xijaab.🤲🇸🇴 📸 Cawaale Koronto.
Puntland, shan qof oo horleh ayaa laga helay cudurka #COVID19, Lix qof ayey noqonaysa haatan tirada kiisaska la xaqiijiyey ee gudaha #Puntland.
62 xaalado cusub oo cudurka #COVID19 ah ayaa maanta laga helay dalkeena, Labo qof ayaa dhimatay halka ay bogsoodeen labo qof oo kale, Tirada guud ee dadka cudurku sooritay gudaha Soomaaliya ayaa gaartay 390, halka ay dhimashada guud gaartay 18. Allow naga badbaadi musiibadan.🤲
Ha ogolaan in qof kale kula isticmaalo qalabka la iskaga ilaaliyo #Coronavirus sida (Face-Mask) iyo Gloves, qalabkaan oo la isla isticmaalo waxay keeni kartaa in cudurku faafo. Xuquuqda:- Amin Amir #Somalia #CODVID19. @alihwarsame @faaruuq202 @MohamudNadif @AbdallahBotan
29-kiis oo #COVID19 ah ayaa laga helay maanta gudaha Soomaaliya taas oo tirada guud ka dhigaysa 164, warbixinta maalin laha ah ayaa sidookale lagu sheegay in hal qof uu cudurka ka bogsooday. #Somalia
Guddiga ka hortagga cudurka #COVID19 ee #Puntland ayaa xaqiijiyay in kiiskii ugu horreeyay laga helay gudaha Puntland kaasi oo ah muwaadin aan dalka ka bixin in dhawayd. Arrintaan waxay muujinaysa in cudurku soogalay gudaha Puntland fadlan aan qaadano talooyinka caafimaadka.
36 xaaladood oo cudurka #COVID19 ayaa maanta laga helay gudaha Soomaaliya taas oo tirada guud ka dhigaysa 116 kiis.
Xeebta Liido ee magaalada #Mogadishu oo #COVID19 awgiis aysan imaan dadkii dalxiiska u imaan jiray.
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee u danbeeyay ay soo kordheen 20 xaaladood oo #COVID19 ah, taas oo ka dhigaysa tirada guud ee gudaha dalkeena 80 xaaladood. Tirada bogsootay: 2 Tirada dhimashada: 5
Si looga hortago faafitaanka cudurka #COVID19 ayuu madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni cafis u fidiyay 194 maxbuus oo ku xiran xabsiyada Puntland. #Puntland #Somalia. @alihwarsame @faaruuq202 @MohamudNadif @A_Waberi @SaidAbdullahiDe
United States Trends
- 1. South Korea 770 B posts
- 2. #GivingTuesday 51 B posts
- 3. North Carolina 102 B posts
- 4. Africa 208 B posts
- 5. #TalentWon 30,8 B posts
- 6. $AUTOS 3.718 posts
- 7. $NUT 7.155 posts
- 8. Lamine 61,8 B posts
- 9. #alieninvasion 7.515 posts
- 10. Yoon 370 B posts
- 11. Snow Mexicans 2.314 posts
- 12. Martial Law 919 B posts
- 13. Ferran 31,7 B posts
- 14. Neuer 9.471 posts
- 15. #PMSLive 3.925 posts
- 16. Snow White 13,5 B posts
- 17. #GalaxyS24FE 1.911 posts
- 18. Foxy 12,3 B posts
- 19. Daniel Penny 138 B posts
- 20. Happy Birthday Tiff N/A
Something went wrong.
Something went wrong.