@AbdinasirUstad Profile picture

Nasser Sahal

@AbdinasirUstad

Author|Dad|Husband|Founder and President of The Good Leadership Centre|My success only comes from Allah, and Allah knows what is best for me.

Joined September 2017
Similar User
Said Gumbe photo

@g_gumbe

Shaaci Ali Ahmed photo

@ShuaibAAM

Mohamed Ali photo

@Mohamed_Ali_Hu

Ahmed photo

@uniquecitizen1

Mahmoud Arab photo

@mrottaman

Mohamed D Hussein photo

@Deeq_Xadraawi

Maajid ahmed 🇸🇴 photo

@maajid256

Abdillahi Daahir photo

@AbdillahiDaahir

Mr Hassan🤝 photo

@MrHassa16834653

Zakaria Mohamed Hassan photo

@Zakaria53307700

Ma igula tallin laheyd inaan siyaasada ku biiro?


Islam is the solution for the problems of the world.

Tweet Image 1

Barkhar Gaadhi Fiican Ha Loo Iibiyo! Barkhad waxa uu gaadhigiisii u iibiyay inuu ugu abaal gudo saddexdii qof ee sida naf-hurida iyo hagar la'ida ugu hiilayay, isagoo lacagtii uu ku iibiyay dib ugu celiyay. Waxaan odhan lahaa, ha loo iibiyo gaadhi kiisii hore ka qiimo badan.

Tweet Image 1

Mid kamida tiirarka ugu waaweyn ee hoggaaminta waa 'inaad hesho shey aad awood u leedahay inaad kaligaa qaban karto'. Haddii aad baahi u qabto in dadku ku jeclaadaan oo kugu raacaan waxaad qabaneyso, ogo wali maad noqon HOGGAAMIYE, ee lidkeed waxaad tahay SIYAASI!

Tweet Image 1

Nasser Sahal Reposted

" مات عمر بن الخطاب يا امي 😭 .

Tweet Image 1

Waa sharciyaqaankii noogu weynaa. Warkiisaa sax ah!

Kenya way og tahay in sharci ahaan ay #Somalia saxan tahay oo aanay ka gar helli karin. Waa sababta ay uga meermeerayso dacwadda. Somalia ayaa ku taagan dood waafaqsan habka caadiyan lagu xadeeyo badaha. #kenyaSomaliaCase



Truth be told.

Opposition in Somalia do not want elections to be conducted because they know they will lose big time. They kept on shifting goal posts until today. FGS bent backwards over to accommodate their endless demands. There can never be a vacuum in Governance. FGS stays until elections.



"خدو المكاسب والمناسب لكن خلوني الوطن." "Qaata kuraasta iyo xilalka, laakiin ii dhaafa WADANKA


I agrew with you!

People who evaluate Somalia through Social Media are in for big disappointment. FGS is a functioning stable administration that has the support of over 80% of ordinary Somalis the world over. The era of warlords, foreign agents, Profiteer neighbours, kleptocrats and TPLF is gone.



Waan kugu raacsanahay!

Beesha reer hebel oo ku wareejisay xisbi hebel laba murashax. Markaa waxa soo socdaa waa Golaha Reeraha. Maxaynu hilib ceedhin caloosheena u qarinaynaa oo weliba ku indho adag nahay. #Somaliland



Deedka Geeska Africa dega Soomaalida ayaa ugu mustaqbal fiican.


Loading...

Something went wrong.


Something went wrong.