@AbdihamiidC Profile picture

Rep. Abdihamiid Aw-Cadde

@AbdihamiidC

Member of Bosaaso City Council, Social Worker.

Joined August 2019
Similar User
Jalle Mohamed photo

@jeelle07

Saleiman Abdisalam photo

@SaleebaanCabdi1

Abshir Mohamed photo

@abshir1_

Abas Salat photo

@abas_salat

Pinned

Dhahar summer tourism enjoy your home land with its beauty.

Tweet Image 1
Tweet Image 2
Tweet Image 3
Tweet Image 4

Rep. Abdihamiid Aw-Cadde Reposted

Fadlan, hoos ka daawo baaqa dhiirigelinta ah ee aan u diray shacabweynaha reer #Puntland ee #Soomaaliya in ay ka faa'iidaystaan wax soo saarka beeraha, una diyaargaroobaan xilli roobaadka gu'a oo dhowaan bilaabmay #Wasaaradda #Beeraha, #Waraabka. facebook.com/share/v/FCtpqY…


Rep. Abdihamiid Aw-Cadde Reposted

My interview with @AJEnglish reinforcing Puntland’s transparent position on the unilateral & unconstitutional actions taken by Hassan Sheikh Mohamoud and his crew that has delegitimised his presidency. @HESaidADeni, @Plstatehouse, #Puntland, #Somalia youtu.be/k31D2GcSdPQ?si…


Rep. Abdihamiid Aw-Cadde Reposted

Waxaan u mahad-celinayaa #Madaxweynaha Dowladda #Puntland ee #Soomaaliya, Dr. Saciid Cabdullaahi #Deni, afurka uu caawa inoogu sameeyay Aqalka #Madaxtooyada iyo sida inoogu huray waqtigiisa. Waxaa Madaxweyne Deni, Golihiisa Wasiirrada iyo dadweynaha #Puntland u rajeynaynaa guul.

Tweet Image 1
Tweet Image 2

Rep. Abdihamiid Aw-Cadde Reposted

Taallooyinka shuhaadada Laas Caanood, caasimadda maamulka KMG ee SSC-Khaatumo, hoyga halganka midnimada ummadda Soomaaliyeed. #LaasCaanood, #SSC, #Khaatumo, #Soomaaliya, #Soomaaliyeed.

Tweet Image 1
Tweet Image 2
Tweet Image 3

Rep. Abdihamiid Aw-Cadde Reposted

2/3 Taallada shuhaadada Laas Caanood, caasimadda maamulka KMG ee SSC-Khaatumo, hoyga halganka midnimada ummadda Soomaaliyeed. #LaasCaanood, #SSC, #Khaatumo, #Soomaaliya, #Soomaaliyeed.

Tweet Image 1
Tweet Image 2
Tweet Image 3
Tweet Image 4

Rep. Abdihamiid Aw-Cadde Reposted

1/3 Waxaan maanta gaaray magaalada Laas Caanood, caasimadda maamulka KMG ee SSC-Khaatumo, ahna hoyga halganka midnimada ummadda Soomaaliyeed. #LaasCaanood, #SSC, #Khaatumo, #Soomaaliya, #Soomaaliyeed.

Tweet Image 1
Tweet Image 2
Tweet Image 3
Tweet Image 4

Rep. Abdihamiid Aw-Cadde Reposted
Tweet Image 1

Rep. Abdihamiid Aw-Cadde Reposted

Qof waliboo hanaqaaday iyo ruux waliboo hormuud noqday, hantiile iyo halgamaa geesi ahba idinkaa soo haboo hooyo soo baarbaarshee, haybad iyo sharaf ku noolaada abidkiin 😍😍 Hooyo.

Tweet Image 1

Rep. Abdihamiid Aw-Cadde Reposted

Aargoosatada ama Lobster waxay ka mid tahay nimcada ugu qaalisan ee Soomaaliya laga helo, iyadoo dhameystiran waxaa adduunka meelaha qaarkii la kala siistaa $50 dollar. [Soomaalida dad yar ayaa cuna. Dalkeena nimcaa fadhida aynu ka faa.idaysanwaynay.💙🇸🇴

Tweet Image 1
Tweet Image 2

Hal buug oo wanaagsan baa noloshada wax ka baddali kara.

Tweet Image 1

Rep. Abdihamiid Aw-Cadde Reposted

Haddii aad weli dhalinyartahay, waxa aad ogaataa 20 sano kaddib haddii wad ku dayaayo in aad ka murugoon doonto waxyaabo aad samayn karaysay oo aanad samayn, sidaas awgeed maanta ha dayicin fursadda aad ku shaqayn karto.

Tweet Image 1

Behind each no, there is a yes behind each failure there is a success.

Tweet Image 1

Rep. Abdihamiid Aw-Cadde Reposted

Haddii warqadaani jirto waxay meel ka dhac ku tahay nidaamka dowladnimada maadaama guddi talo-keeni ahi ay u dhaqmayaan sidii inay iyagu dowladdii yihiin oo waliba awaamiir soo saarayaan. Maareynta Shillinka/lacagtu waa awoodda dowladda dhexe ee Puntland kaliya ma xallin karto.

Tweet Image 1

Rep. Abdihamiid Aw-Cadde Reposted

تم الانتهاء من إنتاج طائرة جوك سونجور المسيرة الهجومية القادرة على التمويه وتعريف نفسها على أنها طائرة إف 16 للرادارات، وتبلغ سرعتها 1600 كلم في الساعة وهناك تسريبات تقول ان أول مهامها ستكون في #الصومال لمساعدة الجيش الصومالي في تأمين حدودهم والدفاع عن أمن بلادهم ومحاربة الإرهاب

Tweet Image 1

3 these legends of our Somali American community won tonight's election result. Congratulations for all my Somali world.

Tweet Image 1

Rep. Abdihamiid Aw-Cadde Reposted

#Girls over-shining & out-performing #boys in Puntland's #uniform secondary school #exam for 2019/20, securing first post & 6 out of top 10. This is absolutely remarkable & moment of joy. Well done #PL #Ministry of #Education. #FMoEHE @Plstatehouse @GPforEducation @unicefsomalia

Tweet Image 1

Rep. Abdihamiid Aw-Cadde Reposted

Dadka Halkan ku saaxibnay waa dad wanaag badan, Xurmad Badan, Qiimo Badan, Dabeecad Wanagzan, Dhaqan wanagzan, Ciid wanagsan.

Tweet Image 1

Rep. Abdihamiid Aw-Cadde Reposted

Inta aad nooshahay waqti kaama tagin waad is bedeli kartaa waad towbad keeni kartaa, naftaadana waad horumarin kartaa..

Tweet Image 1

United States Trends
Loading...

Something went wrong.


Something went wrong.