Similar User
@zakisomali4
@geedafuul1
@urur_zakaria
@sidiiq_kadiye
Only fire one I tell you. Oh! I am sorry! Don't be sorry,be better Dad and his son in arrow training.
facebook.com/10324030447674… Xisaabtuu istticmaalay nabigu dagaalkii badar. Raac linkgan oo soo akhriso wll
Sawir laga qaaday masajidka aaya soofiya,ilaahay nimcadii mudo ku dhaw 80sano oo uu madxaf ahaa kadib sanadkii hore ayaa loo badalay masajid.
Sawir laga qaaday Arday wax ka baranaysay magaalada medina,xiligii dawladii cusmaaniyiinta ##1910## ■Tx/s:sooyaal tele
Looking at the positives when calamity strikes is not for the faint-hearted. You need to have a solid link with your Maker. You understand that difficult times help move you forward. Struggle and strife are standard life lessons. Embrace them and see things in perspective!
Rabi naxariistii Jano haka waraabiyo prof cali khaliif galaydh -maalinba hal-door baa godka la dhigayaa -waa maalintiisii -kaliya waxaynu awoodnaa duco -waa hal-door soomaaliyeed - waxaynu U rajaynaynaa naxariista eebe koreeye
☆Taariikh☆ Magaca Ethiopia waxa la aaminsanayy inuu kasoo jeedo luuqada Greece taas oo micnaheedu yahay dadkii wajiyada gubnaa {the people of burned face} Sidoo kale in magacani soo bilaabmay qarnigii afraad Sida ku Xusan buuga \\Ethiopia the unknown land//
Somalia's security minister
The Somali government has no plans to attack former Banadir police chief and we are telling those who are politicizing this issue and inciting chaos to refrain from it, says Hassan Hundubey Somalia’s Security Minister.
Sawir loo turjumayn Si xikmadaysan ustaad Hassan sabrie halkiisaad sawirkaa dhigtay iga wale hhhh lolz
Dhamaan waxay Ku ololeeyaan dabar-jarka qabyaalada -hadaba iyagaa qabyaaliyiin ah Wax kasta Oo danahooda xisbi siyaasadeeda Soo galo OO qabiil ka gala qabiilnimo ayay Ku gudaan. Cayn kanaa la yidhi Iyo Ku catawga ruux kale Waa calaamadiinee Waxba hay canaananin Ruux kalena caydi
Soomaali inaan ahy Iyo sunta Ethiopia San E caalamkoo idil Wuu wada sifeeyaa Soomaalinimadayda!
Madaxweyne kasta waxba lagu xasuusan doona iyadoo ay jiraan waxyaabo aan kutaageersanen xukuumada hadda xukunka haysa waxan shaki kujirin inuu madaxweyne farmaajo yahay Wadani dal jecel. #SoomaaliyaHanoolaato
26june 1969 Xiligii xornimada dawlada soomaaliland ay qaadaty madaxbanaanida Kana qaadaty maxniyadii ingiriiska Hambalyo hambalyo Hambalyo hambalyo Lkn dib ingiriiska haloogu noqdoo Hala yidhaahdo dhalin yarta xoriyada Noosii! @sanqadh09
Ilaahay zhp haydiin fududeeyo imtixaanka imtixaan waaka aakhireee! Waa markaagiiye Muuji sidiiqow!
Qof kasta wuxuu doonayaa inuu noqdo qofka nolosha ugu sareeya Qof dadka nool OO dhami ay qadariyaan yaqaanaana Balse hadafkaa badankeenu meel qaldan baynu ka eegaynaaa! Waxaan ba isleeyay soomaalida waa dadka jiilkani ka noqday Ku hadafkaa meel qaldan ka eegay @sanqadh
United States Trends
- 1. #UFCMacau 21,4 B posts
- 2. #ArcaneSeason2 169 B posts
- 3. Wayne 92,9 B posts
- 4. Leicester 37,5 B posts
- 5. Good Saturday 24,1 B posts
- 6. Ekko 69,6 B posts
- 7. Jayce 71,6 B posts
- 8. #saturdaymorning 3.254 posts
- 9. Wang Cong 1.380 posts
- 10. Nicolas Jackson 6.817 posts
- 11. #LEICHE 19,2 B posts
- 12. Nico Jackson 1.148 posts
- 13. SEVENTEEN 1,42 Mn posts
- 14. Ndidi 2.682 posts
- 15. #SaturdayVibes 4.667 posts
- 16. maddie 21,8 B posts
- 17. Gabriella Fernandes N/A
- 18. Jinx 197 B posts
- 19. Ulberg 2.252 posts
- 20. Surgeon General 55,4 B posts
Something went wrong.
Something went wrong.