Mawlid Ali-dhure.
@MawlidhureJournalist in Somaliland, Editor at https://t.co/lepUzyHTpY
Similar User
@WaddaniP
@mansuur8
@SomalilandMoHD
@Awale11
@salimhagi
@Ismail_Shirwac
@YahyeXanas
@Araweelonews
@HargeisaPress
@Roblemuser
@MohamedBarawani
@MariamRobly
@AminAmirArts
@somalilandinfo1
@BarkhadKaariye
After 7 years of human rights abuses, he ended his tenure with a cruel act against animal rights. Riding a chained lion is reprehensible and a blatant violation of law. Wild animals deserve freedom, not exploitation. #animalRights
Tanni waa Taariikh.! Wiilka taagan Magacisu waa Barkhad, waa wiilki hooyaddi ku umushay maalinti coddeynta doorashadeydi iyada oo safka taagan.! Wiilka yar Magaciisu waa Batuun waxa uu noqday wiilki ugu horreeyey ee Hooyaddi isna ku umushay Xannanaddii an xafadda Daami ka dhisay.
Waxa aan u dirayaa baaqa nabadeed beelaha walaalaha ah ee wada-dega Gobolka SANAAG, dhammaan dadka geeriyooday waxa aan Eebbe weyne uga baryayayaa in uu u naxariisto oo Jannatul-fardawsada sare ka waraabiyo qoysysaskoodii iyo eheladoodiinna samir iyo iimaan ha ka siiyo. Waxa…
Waxa aan u taaganahay; Somaliland wada jirta, Somaliland is aaminsan, Somaliland isku-kalsoon, Somaliland isku-duuban, Somaliland wax wada leh, Somaliland aan kala qoqobnayn, Somaliland aan la kala sheegan.
"It is a historic step to construct a rescue coalition, like the collaboration of SNL and USP to form a government in 1960. We will accept Kah's view regarding constitutional amendments and the tasks of our forthcoming administration" Cabdiqaadir Jirde #WADDANI #Somaliland
Forming the nation'sfirst coalition gov in order to amend the constitution,advance and reform the political system,broaden the base of political representation,and raise Awdal's share of the political system #Somaliland is moving forward under reformist leadership @Abdirahmanirro
“qof kasta oo sita astaan aan calanka SL ahayn ima metelo..” Xil Mohamed #Abib oo berri lagu soo dhawayn doono #Borama
" Walaalayaal, Xisbi ahaan waxa naga go’an oo ajende noo ah, Qaran taaba-gala oo aan hagaasin, Qaran qab leh oo aanay dadkiisu madaxa foorarin, Qaran quruumaha dunida qeyb ka noqda, Qaran taaba-geliya dhammaan himilooyinkii ay ummadani leedahay." Musharrax Cabdiraxmaan Cirro
Maanta oo Qarannimadii dhaawac gaadhay, hoosudhacna ku yimid, waxa aynnu doonaynnaa in aynnu dunida, shacabkeenna, dadka Soomaalida ah iyo cid walba u muujinno jiritaankeenna. Waynnu jiraynnaa, waynnu joogaynnaa, himiladeennana waynnu hananaynnaa!
Hoggaanka Xisbiga ayaa kulan la qaatay safiirka dalka UK iyo madaxa xafiiska Ingiriiska ee Hargeysa. Kulanka ayaa lagu falanqeeyay arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin doorashooyinka dhawaan dalka ka qabsoomaya iyo xaaladdaha guud ee Somaliland ee dhanka siyaasadda iyo ammaanka.
Waxa aan si balaadhan oo qiiml leh u qaabilnay ka Xisbi ahaan qeybo ka mid ah dhallinyarada, haweenka, aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda deegaanka Gobolka Maroodijeex iyo Gobolka Hawd oo Xisbiga WADDANI u muujiyey taageero hor leh. Kulankan balaadhan ee aan la…
Madax hir gelin doonta isbedelka hoggaamineed ee Somaliland u baahan tahay. Isku haynta dadka iyo dalka
Tolkay reer #Gabiley waxan leeyahay ilmaadeeraal walahi xukuumadihii #Jeegaantii Gobal inoo quudhi weyday maanta xisbiga wadani tacab geliya gobalnimadu geed bay idin saaran tahay.Qabyaaladdii aynu wax ku dooranay maanta waa inaan ka guurna hadaynu nahay Habar jeclo & sacad muuse
Update on upcoming Somaliland polls: NEC releases new figures: 💠Registered voters: 1,227,048 💠No. of polling stations: 1,235
United States Trends
- 1. #MMA2024 317 B posts
- 2. ATEEZ SHINES AT MMA 54 B posts
- 3. #에이티즈 139 B posts
- 4. Georgia 254 B posts
- 5. Good Saturday 22,1 B posts
- 6. Bob Bryar 17,2 B posts
- 7. Trudeau 168 B posts
- 8. sohee 36,9 B posts
- 9. soyeon 21,1 B posts
- 10. Zelensky 119 B posts
- 11. 8 OTs 2.371 posts
- 12. #SmallBusinessSaturday 1.894 posts
- 13. Haynes King 12,2 B posts
- 14. Nebraska 18,1 B posts
- 15. #GoDawgs 12,5 B posts
- 16. Kirby 25,8 B posts
- 17. Power of Merlin Megaways N/A
- 18. Brent Key 2.156 posts
- 19. Iowa 26 B posts
- 20. Romney 6.036 posts
Who to follow
-
WADDANI PARTY
@WaddaniP -
Hassan Mohammed
@mansuur8 -
Ministry Of Health Development Somaliland (MoHD)
@SomalilandMoHD -
Awale.I.Shirwa.
@Awale11 -
Amb. Salim Hagi
@salimhagi -
Ismail Shirwac
@Ismail_Shirwac -
Yahye Xanas
@YahyeXanas -
Arraale M Jama
@Araweelonews -
Hargeisa Press
@HargeisaPress -
Roble Abdi Muse
@Roblemuser -
Mohamed Barawani, PhD
@MohamedBarawani -
Mariam Robly | مريم روبلى
@MariamRobly -
Amin Amir
@AminAmirArts -
Somalilandstandard
@somalilandinfo1 -
Dr. Barkhad Kaariye | በረከት | برخد
@BarkhadKaariye
Something went wrong.
Something went wrong.