Similar User
@AftinB
@SultanQorane
@Alihurre
@mohamedahmed_ad
@roblememory40
@amsaad10999
@Johnnymuteba
@ZeenatAdamZA
@rashaad19
@DrKashif10
Wadaniyadi qiiro jabaanka aheydna halkaas eey ku danbeysay, Yaala gaada.wadaninimada iska doon doon mahan ee waa u dhalasho.
Marka aad ciyaal yar yar oo mustaqbal leh aad ku ciyaarto waa lagala xishooda hadalada qaar,waxii maanata dhacay qof kasto oo Somali ah waa ogyahay inta caliga u saaxibka ahna waa eey ka digeyn laakin ,ma garanaayo qof somali ah oo ka caqli iyo karti xun dowlada copy and paste
"Hadii amni laga hadlayana nin amni ayaan ahay, waxaan aqaanana ciidanka ugu muhiimsan oo ugu badan, Argagixisada iyo cid kasta oo sharciga baalmartana gacan baan isaga qabanaynaa" Madaxweynaha dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. Waxi dhacay maanta malinta ayuu ka digay 25 N
Waan ka xumahay maata waxa dhacay waxaa god mugdi ah lagu riday dhalinyaro aan waxba galabasan ilahay labada dhinacba ha u naxariisto waxii ka dhintay waa meesha u liidato ee bashar gaaro ,
Lakala tag nina brother Qoro salaax shisheye u turkey u aaday Nina dhulkii hoyo oo uu nabadeye bu dukameysanaya, Sayidka waa money
I CHOOSE TO LIVE BY CHOICE, NOT CHANCE; TO BE MOTIVATED, NOT MANIPULATED; TO BE USEFUL, NOT USED; TO MAKE CHANGES, NOT EXCUSES; TO EXCEL, NOT COMPETE. I CHOOSE SELF-ESTEEM, NOT SELF-PITY. I CHOOSE TO LISTEN TO MY INNER VOICE, NOT TO THE RANDOM OPINIONS OF OTHERS.
Siyaasadu waa hadal iyo aragti marba dhan laga keno si qofka kale aad u qanciso,hadu qanci waayo waa in aad xeelad ku daydaa laakin marka xoog yimaado iyo in la isku is ticmaalo waxi naga dhaxeeye,nina ma fadhinaayo qofka waxa uu doorbidaya shisheye iyo sokeyaba HSHM wu og yahay
Adiga oo 70 sano jiro umada aad hogaamiso ,misaajidki ilahay inta aad dhax is taagto marka aad beenta aad ku hadleyso aadan ka xishooneyn waa sidan oo kale waligey maan arag 70 jir misaajid been intaa la eg ka dhax sheegayo laakin waa hubaal in umada somaliyed ku baratay
Saaqidiinta siyaasada iyo fadlan ku shubada waqtigodi maalmo koban baa ka haray,muhiim Ma ahan in aad hesho marwalbo kuwo sacabka ku tumo laakin waxaa muhiim ah in caqli iyo garaad ku hago aad leedahay
Qubqalac qubqalac waryaa xagee katimqden……….. ,xagee u socotaan ………. Nimataqan yatahay lama yiraahdo, 4 awoowgod lagubay oo carro madow ka dharagtay,tiro nooguma jirin markii horaba.
Xalka Haye Waa su aal qof Walba rabo in u wax ka ogado,qof waliba isaga ha macneysto Qunbulaagi waa uu hingobay waana lo shegay balaqa in meel qaldan loogu tuuray, Damerki Dhagahaa u taagan dhusadana waa iska socota, Libaaxi leyrta /leydha Ayu jiifa, Dariskana San miya xalkina
Dadka wax Garaadka ah waa eey yaqaanan xaalka waxa uu ku danbeyn doono,ciidan baa isa soo dhiibay iyo beyn iyo social media lacag lagu bixiyo hadey cid uun kursi ku heynayaan N IYO N baa Dalka joogi laheyd dadka badan ee wax I so weydiyo sayidka nin loo baqo ma ahan ka seexda.
U jeedka Jubbaland iyo sayadka ma ahan laakin waa lo ekeysinaya, meeshan sadax u jeedo ayaa is dhax socoto,khalid iyo ciraqi waa kala u jedo waana is dili doonaan xamze,buundo ayaa lagu gudbaya waana tii kheeyre iyo galmudug.in suban isaga in uu kurisaga iska fadhiyo
يعيد التاريخ نفسه ، لأن الحمقى لم يفهموه جيداً Marka aad maqasho doorashada Jubbaland,ma aqoon sanin,shisheeye ayaa wato,ciidan lagu daabulo diyaarado deganada jubaland lageeyo dagaalka dhaco,barlamaanaka firinbiga ka dhax yeero,waxa aad sugtaa waa xildhibaanada lo diido xarunta.
Damaca xasan iyo Damiir xumida xamze, Waxa uu ku danbeyn doona fashil iyo afisiyone,Laakin waxaa IDhibaayo wiilal yar yar oo qaran kooda rabay in eey difaacan in dhiigooda dhulka ku qubto shatigeyga ila tol maya keyga ayaan hortolan kadib baan kula toli maya dagaal baan ka xiga.
Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa loo doortay Madaxweynaha Jubbaland hogaamin doona shanta sana ee soo socota.cidkaloo madaxweyne shagan kartaa majirto, cid is dhaq dhaqaajin kartaa majirto,Raskanbooni yaan la waayin meel laga baxo xaalka marka uu xumaado.
من غضب منك ولم يفعل فيك شراً ، اختره صاحباً لك ، فالغضب يفضح طينة البشر. " Sayidka siyaasada janada yuu ku gali rabaa Nin baa horaan rabay in uu na qaldo laakin waan ogaanay ,Qofka run sheegayo iyo midka caqli caqliga waday ,25 November maalin weyn
Sayidka is not easy Ciyaalka saaka la soo qalday Ala Adeer ha idilin Axmad madooba adeer ii ah oday xamar ka yimid baa shaaha noo shubay oo naqalday.
Nin kastoo kaligii garamay Danayste,Duliah,Iyo Dilaal Damaciisa hooseyo,midna laguma deyn doono Xigtaan ahay ,qof kastoo damaciisa hooseyo Dhiig ku Dadiyo Damiir xumadiisa loogama hari Doono Waxaa iga talo ah,nimaan kuufuri Doon yuuna kuu rarin, 25 Nov Balan lawada sugaayo.
United States Trends
- 1. Astro Bot 105 B posts
- 2. GOTY 73,3 B posts
- 3. $LINGO 70,2 B posts
- 4. #TheGameAwards 470 B posts
- 5. Ciri 74,5 B posts
- 6. Naughty Dog 59,5 B posts
- 7. Okami 117 B posts
- 8. Happy Friday the 13th 3.109 posts
- 9. 49ers 59,5 B posts
- 10. Deebo 36,7 B posts
- 11. Purdy 22,2 B posts
- 12. Witcher 96,8 B posts
- 13. Elden Ring 196 B posts
- 14. Niners 10,8 B posts
- 15. Rams 43,4 B posts
- 16. Arcane 276 B posts
- 17. Clive 35,9 B posts
- 18. Fallout 45,4 B posts
- 19. Wukong 33,9 B posts
- 20. Geralt 9.030 posts
Something went wrong.
Something went wrong.